{"id":459057,"date":"2021-10-07T18:10:30","date_gmt":"2021-10-07T18:10:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459057"},"modified":"2021-10-07T18:10:30","modified_gmt":"2021-10-07T18:10:30","slug":"uk-oo-liiska-gaduudan-ee-covid-19-ka-saartay-dadka-ka-tegaya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/uk-oo-liiska-gaduudan-ee-covid-19-ka-saartay-dadka-ka-tegaya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"UK oo liiska gaduudan ee COVID-19 ka saartay dadka ka tegaya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Laga bilaabo 11 bishaan aynu ku jirno ee October ayaa waxaa UK liiska gaduudan ama casaanka ah ee Karoona virus ay ka saaraysaa dadka ka tegaya Soomaaliya ee u socda UK.<\/p>\n<p>Xoghayaha gaadiidka ee UK Grant Shapps ayaa ku dhawaaqay talaabadan oo ay soo dhaweeyeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool UK.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dhigan in dadka Soomaaliya ka imaanaya ay toos u soo gali karaan UK, iyaga oo aan meel kale soo marin ama aan la galin karantiil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Laga bilaabo 11 bishaan aynu ku jirno ee October ayaa waxaa UK liiska gaduudan ama casaanka ah ee Karoona virus ay ka saaraysaa dadka ka tegaya Soomaaliya ee u socda UK. Xoghayaha gaadiidka ee UK Grant Shapps ayaa ku dhawaaqay talaabadan oo ay soo dhaweeyeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool UK. Arrintan ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459057","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459057","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459057"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459058,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459057\/revisions\/459058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}