{"id":459040,"date":"2021-10-07T13:54:55","date_gmt":"2021-10-07T13:54:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459040"},"modified":"2021-10-07T15:31:40","modified_gmt":"2021-10-07T15:31:40","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa gelinkii dambe ee maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii Ra\u2019iisul Wasaaruhu uu ku tagay Dalka Qadar booqasho rasmi ah, kadib casuumaad uu ka helay Amiirka dalka Qadar.<\/p>\n<p>Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq oo ka warbixiyay socdaalka Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Ra\u2019iisul Wasaaraha uu la kulmay dhigiisa dalka Qadar, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labasda dal, iyagoo si wada jir ah shir u qabtay oo ay ka qeyb galeen Wasiirada labada Dal.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdirisaaq aaya xusay in shirka uu u badnaa xoojinta xiriirka iyo wax wada qasbsiga, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay dar dargelinta mashaariicda ay dowladda Qadar ka wado Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa yiri \u201cDowladda Qadar waxa ay taageereysaa in doorashooyinka Soomaaliya inay ahaadaan kuwa daah furan oo ku dhaca jawi nabadeed, kuna qabsooma sida ugu dhaqsiyaha badan, sidaa darteed Dowladda Qadar waxa ay balan qaaday inay si fiican uga qeyb qaadato kabista Miisaaniyadda doorashooyinka iyo amnigeedaba\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa gelinkii dambe ee maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii Ra\u2019iisul Wasaaruhu uu ku tagay Dalka Qadar booqasho rasmi ah, kadib casuumaad uu ka helay Amiirka dalka Qadar. Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq oo ka warbixiyay socdaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":459043,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459040","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459040"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459040\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459044,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459040\/revisions\/459044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459043"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}