{"id":458991,"date":"2021-10-07T06:50:20","date_gmt":"2021-10-07T06:50:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=458991"},"modified":"2021-10-07T06:55:48","modified_gmt":"2021-10-07T06:55:48","slug":"dalka-peru-oo-yeeshay-raiisul-wasaare-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dalka-peru-oo-yeeshay-raiisul-wasaare-cusub\/","title":{"rendered":"Dalka Peru oo yeeshay Ra\u2019iisul wasaare cusub"},"content":{"rendered":"<p>Lima-(SONNA)-Madaxweynaha Peru, Pedro Castillo\u00a0ayaa maanta wasiirka koobaad ee dalkaasi u dhaariyay haweeneyda lagu magacaabo Mirtha Vasquez, markii uu dhowaan is casilay Ra\u2019iisul wasaarihii hore.<\/p>\n<p>Magacaabistan deg-degga ah ayaa timid markii ay saacado ka hor is wada casileen R\/wasaarihii hore Guido Bellido iyo dhammaan golihii wasiirrada ee dowladda Peru.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in durba ay xukuumaddu soo magacawday qaar ka mid ah golaheeda Wasiirrada, si loo dardar geliyo howlaha hor yaalla dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lima-(SONNA)-Madaxweynaha Peru, Pedro Castillo\u00a0ayaa maanta wasiirka koobaad ee dalkaasi u dhaariyay haweeneyda lagu magacaabo Mirtha Vasquez, markii uu dhowaan is casilay Ra\u2019iisul wasaarihii hore. Magacaabistan deg-degga ah ayaa timid markii ay saacado ka hor is wada casileen R\/wasaarihii hore Guido Bellido iyo dhammaan golihii wasiirrada ee dowladda Peru. Madaxweynaha ayaa sheegay in durba ay xukuumaddu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":458995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-458991","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458991","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=458991"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":458993,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458991\/revisions\/458993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/458995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=458991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=458991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=458991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}