{"id":458721,"date":"2021-10-04T18:28:17","date_gmt":"2021-10-04T18:28:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=458721"},"modified":"2021-10-04T18:30:31","modified_gmt":"2021-10-04T18:30:31","slug":"aaladaha-facebook-whats-app-iyo-istagram-oo-mar-qura-hawada-ka-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/aaladaha-facebook-whats-app-iyo-istagram-oo-mar-qura-hawada-ka-baxay\/","title":{"rendered":"Aaladaha Facebook, What\u2019s app iyo Istagram oo mar qura hawada ka baxay"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<p class=\"entry-title\"><span style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px;\">Muqdisho\u2026SONNA\u2026Aaladaha Facebook, Instagram, WhatsApp iyo Messenger ayaa mar qura hawada ka baxay kadib markii ay ku timid cilad, taasi oo keentay inay saameyso dad aad u fara badan oo dunida ku kala nool.<\/span><\/p>\n<p class=\"entry-title\">Al-Jazeera ayaa ku warantay in dadka isku daya inay galaan facebook ay ka hor imanayso farriin dhaheysa.<\/p>\n<p class=\"entry-title\">\u201cRaali noqo, waxbaa qaldan. waan ka shaqeyneynaa, waana xallin doonnaa, sida ugu dhaqsiyaha badan oo aan u awoodno\u201d.<\/p>\n<p class=\"entry-title\">\u201cWaxaan ka warqabnaa in dadka qaar ay dhib badan ku qabaan helidda ama gelidda baraheenna\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Madaxda shirkadda Facebook, kaasi oo lagu daabacay barta Twitter-ka.<\/p>\n<p class=\"entry-title\">Qoraalka ayaa sidoo kale lagu yiri \u201cWaxaan ka shaqeyneynaa inay wax waliba sidii caadiga ahaa ku soo laabtaan sida ugu dhaqsiyaha badan, uguna macquulsan, waxaana idinka raali gelineynaa caqabadda ku timid dhanka isticmaalka\u201d.<\/p>\n<\/header>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u2026SONNA\u2026Aaladaha Facebook, Instagram, WhatsApp iyo Messenger ayaa mar qura hawada ka baxay kadib markii ay ku timid cilad, taasi oo keentay inay saameyso dad aad u fara badan oo dunida ku kala nool. Al-Jazeera ayaa ku warantay in dadka isku daya inay galaan facebook ay ka hor imanayso farriin dhaheysa. \u201cRaali noqo, waxbaa qaldan. waan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":458729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-458721","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=458721"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":458727,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458721\/revisions\/458727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/458729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=458721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=458721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=458721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}