{"id":458472,"date":"2021-09-30T16:46:27","date_gmt":"2021-09-30T16:46:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=458472"},"modified":"2021-09-30T16:46:27","modified_gmt":"2021-09-30T16:46:27","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-kulan-kula-qaatay-aaladda-foggaan-arag-qaar-kamid-ah-wasiirada-maaliyadda-afrika-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-kulan-kula-qaatay-aaladda-foggaan-arag-qaar-kamid-ah-wasiirada-maaliyadda-afrika-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan kula qaatay Aaladda Foggaan arag qaar kamid ah Wasiirada Maaliyadda Afrika \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdhso (SONNA)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C\/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa\u00a0 kulan kula qaatay Aaladda Foggaan arag qaar kamid ah Wasiirada Maaliyadda Wadamada Afrika.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta waxa aan ka qeybgalay shir aad iyo aad muhiim u ah oo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid ah Wasiirrada Maaliyadda Afrika iyo Maamulaha Guud ee Hey\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF. Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyay guddiga dhaqaalaha UN-ka ee Afrika, Waxa aan ka doodnay sidii looga soo kaban lahaa saameynta dhaqaale ee xanuunka safmarka ee COVID-19, Qaarad ahaan iyo dal ahaan, Hey\u2019adda IMF waxa ay ka taageereysaa saameynta iyo dhibaatada dhaqaalaha dalal badan oo ay Soomaaliya ku jirto&#8221; ayuu yiri wasiir Beyle.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1633015139228.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-480139 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1633015139228.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1000\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1633015137046.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-480140 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1633015137046.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"677\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1633015134891.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-480141 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1633015134891.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1633015131768.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-480142 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1633015131768.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"725\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdhso (SONNA)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C\/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa\u00a0 kulan kula qaatay Aaladda Foggaan arag qaar kamid ah Wasiirada Maaliyadda Wadamada Afrika. &#8220;Maanta waxa aan ka qeybgalay shir aad iyo aad muhiim u ah oo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid ah Wasiirrada Maaliyadda Afrika iyo Maamulaha Guud ee Hey\u2019adda Lacagta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":458473,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-458472","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458472","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=458472"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":458474,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458472\/revisions\/458474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/458473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=458472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=458472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=458472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}