{"id":458393,"date":"2021-09-30T07:08:03","date_gmt":"2021-09-30T07:08:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=458393"},"modified":"2021-09-30T07:08:03","modified_gmt":"2021-09-30T07:08:03","slug":"galmudug-oo-ceel-biyood-cusub-ka-hirgeliyay-degaanka-dhidhinsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudug-oo-ceel-biyood-cusub-ka-hirgeliyay-degaanka-dhidhinsawirro\/","title":{"rendered":"Galmudug oo Ceel Biyood cusub ka hirgeliyay degaanka Dhidhin+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyah ee maamul goboleedka Galmudug, Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa xarigga ka jaray Ceel biyood laga hirgeliyay degaanka Dhidhin ee Bariga Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Mashruucan oo ay iska kaashadeen \u00a0Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Galmudug iyo Hay&#8217;adda IOM ayaa waxaa aad u bogaadiyay dadka degaanka oo dhib weyn ku qabay helista Biyaha.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah wax garadka degaanka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay markii hore u aroori jireen Ceeldibir oo u jirta 35 km iyo Arw laa oo iyana u jirta 70 km.<\/p>\n<p>Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyah ee maamul goboleedka Galmudug, Maxamuud Cabdi Kaarshe, ayaa u mahad-celiyay hay\u2019adda IOM iyo cid walba oo gacan ka geysatay hirgelinta Ceel Biyoodkan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-458395 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy-3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy-3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy-3-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy-3-696x392.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-458396 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1005\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy-1-215x300.jpg 215w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy-1-696x972.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy-1-301x420.jpg 301w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-458397 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy2-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/biy2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyah ee maamul goboleedka Galmudug, Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa xarigga ka jaray Ceel biyood laga hirgeliyay degaanka Dhidhin ee Bariga Gobolka Mudug. Mashruucan oo ay iska kaashadeen \u00a0Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Galmudug iyo Hay&#8217;adda IOM ayaa waxaa aad u bogaadiyay dadka degaanka oo dhib weyn ku qabay helista Biyaha. Qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":458394,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-458393","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=458393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":458398,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458393\/revisions\/458398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/458394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=458393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=458393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=458393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}