{"id":458378,"date":"2021-09-30T04:17:03","date_gmt":"2021-09-30T04:17:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=458378"},"modified":"2021-09-30T09:19:27","modified_gmt":"2021-09-30T09:19:27","slug":"muxuu-yahay-kursiga-kaliya-ee-lasii-ogyahay-qofka-kusoo-bixi-doona-ka-hor-wakhtigii-codaynta-kuraasta-aqalka-sare-ee-goboladda-waqooyi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muxuu-yahay-kursiga-kaliya-ee-lasii-ogyahay-qofka-kusoo-bixi-doona-ka-hor-wakhtigii-codaynta-kuraasta-aqalka-sare-ee-goboladda-waqooyi\/","title":{"rendered":"Senitor Shalay la doortay oo laga yaabo inuu saameeyo kursi ka mid ah kuraasta maanta la dooran doono"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Xildhibaannada gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka kooban 11-kursi ayaa maanta Muqdisho lagu dooran doonaa 5-tii kursi ee ugu danbeeyey.<\/p>\n<p>Sidaad lasocotaa waxaa shalay la doortay 6 Senitor oo ka mid ah 11-ka Senitor ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matali doona 4-ta sano ee soosocda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ay ku kala guulaysteen:-<\/p>\n<p>1-\u00a0 Guddoomiyihii Aqalka Sare ee mudo xileedkiisu hada dhamaaday,Senitor Cabdi Xaashi Cabdilaahi.<br \/>\n2- Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska, Senitor Cismaan Abokar Dubbe.<br \/>\n3-\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Dastuur, Senitor Saalax Axmed Jaamac.<br \/>\n4- Prof Senitor Cabdi Ismaaciil Samatar<br \/>\n5- Senitor Bilaal Idiris Cabdullaahi<br \/>\n6- Senitor Layla Axmed Ismaaciil<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_210930_062758_586.sdocx--><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-458381\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0105.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"493\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0105.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0105-300x205.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0105-218x150.jpg 218w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0105-696x477.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0105-613x420.jpg 613w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa ku tartami doona 5-ta kursi ee maanta la dooran doono Musharaxiin tiradoodu dhantahay 12,oo 5 kamid ah Musharaxiintaas ay Haween yihiin.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-458382\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0166.jpg\" alt=\"\" width=\"789\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0166.jpg 789w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0166-219x300.jpg 219w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0166-748x1024.jpg 748w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0166-768x1051.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0166-696x953.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210929-WA0166-307x420.jpg 307w\" sizes=\"auto, (max-width: 789px) 100vw, 789px\" \/><\/p>\n<p>Hadaba markaan eegno Kursiga 5-aad ee marka loo eego jadwalka doorashada Aqalka Sare ee Somaliland ee maanta la dooran doono oo ay ku tartami doonaan Musharax Hodan Abokor Xassan Iyo Deeqa Xasan Xuseen oo ku fadhiday kursigaa 4-tii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa uu saamayn ku yeeshay kursi ka mid ah kuraastii shalay la doortay oo uu kusoo baxay Prof Senitor Cabdi Ismaaciil Samatar.<\/p>\n<p>Kadib markii ay isku kursi noqdeen Prof Senitor Cabdi Ismaaciil Samatar Iyo Hodan Abokor Xasan, marka loo fiiriyo dhanka saami qaybsiga beelaha.<\/p>\n<p>Taas oo ka dhigan in Senitor Deeqa Xasan Xuseen ay tahay Senitorada kaliya oo iyada oon wakhtigii codaynta la gaarin, lasii ogyahay inay iyadu kusoo bixi doonto kursigaas.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_210930_065035_676.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Xildhibaannada gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka kooban 11-kursi ayaa maanta Muqdisho lagu dooran doonaa 5-tii kursi ee ugu danbeeyey. Sidaad lasocotaa waxaa shalay la doortay 6 Senitor oo ka mid ah 11-ka Senitor ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matali doona 4-ta sano ee soosocda Aqalka Sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":458379,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-458378","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=458378"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":458409,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458378\/revisions\/458409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/458379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=458378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=458378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=458378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}