{"id":458326,"date":"2021-09-29T16:35:00","date_gmt":"2021-09-29T16:35:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=458326"},"modified":"2021-09-29T16:36:09","modified_gmt":"2021-09-29T16:36:09","slug":"wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-ka-hadlay-shirka-ururka-comesa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-ka-hadlay-shirka-ururka-comesa\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caddaaladda XFS oo ka hadlay shirka Ururka COMESA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda caddaaladda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii 24-aad ee Wasiirada Cadaaladda iyo Xeer Ilaaliyayaasha waddamada ku bahoobay Suuqa Guud ee Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) oo ay Soomaaliya xubin ka tahay, laguna qabtay aaladda fogaan aragga ee Zoomka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan uga warbixiyey horumarada ay Soomaaliya ku talaabsatay dhanka Cadaaladda iyo Garsoorka, sida dhisidda Golaha Adeegga Garsoorka, Guddiga Qaran ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ku biirista Sharciyada Caalamiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa (UN, AU, Arab League) imw,\u201d ayuu qoraal uu soo saaray ku yiri wasiir Jaamac.<\/p>\n<p>Qoraalka wasiirka ayaa intaas ku sii daray, \u201cWaxaan sidoo kale la wadaagnay qorshaha istaraatiijiyadda shanta sano ee aan diyaarinay mudadii aan xafiiska joognay iyo caqabadaha heysta guud ahaan bahda Cadaaladda dalkeenna.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda caddaaladda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii 24-aad ee Wasiirada Cadaaladda iyo Xeer Ilaaliyayaasha waddamada ku bahoobay Suuqa Guud ee Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) oo ay Soomaaliya xubin ka tahay, laguna qabtay aaladda fogaan aragga ee Zoomka. \u201cWaxaan uga warbixiyey horumarada ay Soomaaliya ku talaabsatay dhanka Cadaaladda iyo Garsoorka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":458327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-458326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=458326"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":458329,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458326\/revisions\/458329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/458327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=458326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=458326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=458326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}