{"id":458278,"date":"2021-09-29T08:34:02","date_gmt":"2021-09-29T08:34:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=458278"},"modified":"2021-09-29T08:41:07","modified_gmt":"2021-09-29T08:41:07","slug":"ganacsade-soomaaliyeed-oo-xalay-lagu-dilay-koofur-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ganacsade-soomaaliyeed-oo-xalay-lagu-dilay-koofur-afrika\/","title":{"rendered":"Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Koofur Afrika"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #0a0a0a\">Pretoria-(SONNA)-Burcad hubeysan ayaa xalay ku dishay ganacsade Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo koobay Axmed degaanka Ga-Mawa Block 7 oo u dhaw magaalada Tzaneen , gobolka Limpopo ee dalka Koofur Afrika.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #0a0a0a\">Kooxda burcadda ah ayaa sidoo kale dishay haweeneey u dhalatay isla dalka Koofur Afrika oo shaqaale ka ahayd goobta ganacsi ee marxuum Axmed.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #0a0a0a\">Labada qof ayaa lagu toogtay afaafka hore ee meheradda, iyagoo boob u geystay hantida tiillay goobta ganacsi,sida ay warbaahinta u sheegeen dhallinyaro Soomaaliyeed oo sheedda kala socday falkaasi.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #0a0a0a;background: white\">Ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Afrika ayaa baaritaanno ka sameeyey degaanka uu dilku ka dhacay, balse ma jirto cid loo soo qabtay falkaasi.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Pretoria-(SONNA)-Burcad hubeysan ayaa xalay ku dishay ganacsade Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo koobay Axmed degaanka Ga-Mawa Block 7 oo u dhaw magaalada Tzaneen , gobolka Limpopo ee dalka Koofur Afrika. Kooxda burcadda ah ayaa sidoo kale dishay haweeneey u dhalatay isla dalka Koofur Afrika oo shaqaale ka ahayd goobta ganacsi ee marxuum Axmed. Labada qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":458279,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-458278","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=458278"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":458284,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/458278\/revisions\/458284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/458279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=458278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=458278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=458278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}