{"id":457992,"date":"2021-09-26T08:40:38","date_gmt":"2021-09-26T08:40:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457992"},"modified":"2023-01-07T09:20:18","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:18","slug":"ciidamada-israaiil-oo-4-qof-ku-dilay-daanta-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-israaiil-oo-4-qof-ku-dilay-daanta-galbeed\/","title":{"rendered":"\u00a0Ciidamada Israa\u2019iil oo 4-qof ku dilay Daanta Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah ayay ciidanka Israa\u2019iil ay ku dileen aagga Jenin iyo Qudus ee Daanta Galbeed ee la haysto,ka dib markii ay halkasi ka fuliyeen weerarro \u00a0milateri.<\/p>\n<p>Afhayeenka wasaaradda caafimaadka Falastiin Mohammad Hleil, ayaa u xaqiijiyay Al Jazeera dilka saddex qof oo Falastiiniyiin ah oo ka yimid tuulada Biddu oo dhacda waqooyi -galbeed ee Qudus, waxaana magacyadooda lagu sheegayAhmad Zahran, Mahmoud Hmaidan iyo Zakariya Badwan.<\/p>\n<p>Ciidamada Israa\u2019iil ayaa sidoo kale dilay qof deggan tuulada Burqin oo dhacda \u00a0koonfur-galbeed magaalada Jenin,kaas oo isna lagu magacaabi jiray Osama Soboh oo 22-jir ahaa.<\/p>\n<p>Wakaaladda wararka Falastiin ayaa sheegay in ciidamada Israa\u2019iil ay weerareen Burqin iyo Beit Anan,halkaas oo ay ku dileen laba ruux.<\/p>\n<p>Iska hor imaadyo ayaa dhexmaray Falastiin iyo ciidamada Israa&#8217;iil,waxaana\u00a0 la sheegay in sidoo kale ciidamadaasi ay dhaawaceen shan ruux.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah ayay ciidanka Israa\u2019iil ay ku dileen aagga Jenin iyo Qudus ee Daanta Galbeed ee la haysto,ka dib markii ay halkasi ka fuliyeen weerarro \u00a0milateri. Afhayeenka wasaaradda caafimaadka Falastiin Mohammad Hleil, ayaa u xaqiijiyay Al Jazeera dilka saddex qof oo Falastiiniyiin ah oo ka yimid tuulada Biddu oo dhacda waqooyi -galbeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457998,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457992","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457992"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":458000,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457992\/revisions\/458000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}