{"id":457922,"date":"2021-09-25T11:08:52","date_gmt":"2021-09-25T11:08:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457922"},"modified":"2023-01-07T09:20:18","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:18","slug":"madaxweyne-cabaas-oo-ku-baaqay-in-israaiil-ay-muddo-sanad-ah-uga-baxaan-dhulka-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-cabaas-oo-ku-baaqay-in-israaiil-ay-muddo-sanad-ah-uga-baxaan-dhulka-falastiin\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Cabaas \u00a0oo ku baaqay in Israa\u2019iil ay muddo sanad ah uga baxaan dhulka Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa Israa\u2019iil siiyay muddo hal sano ah oo ay kaga baxaan dhulka ay ka haysataan,isagoo dhinaca kale ku hanjabay in ay ka laaban doonaan aqoonsiga Israa\u2019iil .<\/p>\n<p>Hadaladaan ayaa ka dambeeyay khudbad uu ujeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay maalinimadii shalay, wuxuuna intaa ku daray in Israa\u2019iil ay haysato hal sano oo ay \u00a0kaga baxdo dhulka Falastiin ee ay qabsatay 1967,taas oo ay ku jirto Bariga Qudus.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Falastiin ayaa sidoo kale ugu baaqay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres \u201cinuu qabto shir nabadeed oo caalami ah ,wuxuuna dhiniciisa muujiyay in uu diyaar u ahay in Israa\u2019iil uu kala shaqeeyo arrimaha bixitaanka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cabaas waxa uu caddeeyay in uu ka horjeedo khariidadaha gobolka ee muujinrysa isballaarinta \u00a0Israa\u2019iil,iyadoo dhowr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay ay qabsadeen deegaanno badan oo ay leeyihiin Falastiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa Israa\u2019iil siiyay muddo hal sano ah oo ay kaga baxaan dhulka ay ka haysataan,isagoo dhinaca kale ku hanjabay in ay ka laaban doonaan aqoonsiga Israa\u2019iil . Hadaladaan ayaa ka dambeeyay khudbad uu ujeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay maalinimadii shalay, wuxuuna intaa ku daray in Israa\u2019iil ay haysato hal sano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457922","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457922"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457925,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457922\/revisions\/457925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}