{"id":457884,"date":"2021-09-24T16:46:07","date_gmt":"2021-09-24T16:46:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457884"},"modified":"2021-09-24T16:46:07","modified_gmt":"2021-09-24T16:46:07","slug":"wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-ka-qeyb-galay-y-kulan-ka-dhacay-bartamaha-degmadda-dhahar-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-ka-qeyb-galay-y-kulan-ka-dhacay-bartamaha-degmadda-dhahar-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta XFS oo ka qeyb galay y kulan ka dhacay bartamaha degmadda Dhahar &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka qeyb galay kulan dadweyne oo ka dhacay bartamaha degmada Dhahar , wuxuu ka sheegay in degmada Dhahar iyo deegaannada ku dhow ay u baahanyihiin horumarinta adeegyada bulshada.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay ka qeybgaleen odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha bulshada , wuxuu tilmaamay sida ay muhiim ugu tahay bulshada isku-tashi waxqabad iyo midnimo, isagoo markaa sheegay inay ka go\u2019antahay sidii deegaannadan iyo guud ahaan dhulka Soomaaliya ay u noqon lahaayeen kuwa sameeya horumar.<\/p>\n<p>\u201c Marka aan xildhibaanka noqday waan isku nimid waxaan qorey baahiyihiinna ugu muhiimsanaa, intii aan marka isku sheegnay waan fulinay ka badana waan gaarsiinnay.\u201d Ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cMashaariic aan deegaankan ka dhagax dhignay oo xarumaha adeegga bulshada u badnaa waan fulinay, hadda kuwa aan dhagax dhignayna waan fulineyna sida ugu dhaqsaha badan.\u201d ayuu ku daray Wasiir Jamaal Maxamed.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale kullamo gaar gaar ah la yeeshay qeybaha bulshada iyo dhaqanka degmada Dhahar oo u ku suganyahay habeenkii labaad,kullamada oo ujeeddadooda lagu sheegay wada-shi iyo warbixinno la xiriira xalaadda deegaan iyo bulsho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-457885\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8b48febe-29b2-4163-8710-9b6f50b81c1e.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8b48febe-29b2-4163-8710-9b6f50b81c1e.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8b48febe-29b2-4163-8710-9b6f50b81c1e-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8b48febe-29b2-4163-8710-9b6f50b81c1e-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8b48febe-29b2-4163-8710-9b6f50b81c1e-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/8b48febe-29b2-4163-8710-9b6f50b81c1e-631x420.jpg 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-457886\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/0452514f-9bd8-4e5f-981f-7ca394cc600a.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/0452514f-9bd8-4e5f-981f-7ca394cc600a.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/0452514f-9bd8-4e5f-981f-7ca394cc600a-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/0452514f-9bd8-4e5f-981f-7ca394cc600a-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/0452514f-9bd8-4e5f-981f-7ca394cc600a-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/0452514f-9bd8-4e5f-981f-7ca394cc600a-631x420.jpg 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-457887\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/b8d78414-b2d2-4d3f-89d8-b502c916fe1d.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/b8d78414-b2d2-4d3f-89d8-b502c916fe1d.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/b8d78414-b2d2-4d3f-89d8-b502c916fe1d-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/b8d78414-b2d2-4d3f-89d8-b502c916fe1d-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/b8d78414-b2d2-4d3f-89d8-b502c916fe1d-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/b8d78414-b2d2-4d3f-89d8-b502c916fe1d-631x420.jpg 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka qeyb galay kulan dadweyne oo ka dhacay bartamaha degmada Dhahar , wuxuu ka sheegay in degmada Dhahar iyo deegaannada ku dhow ay u baahanyihiin horumarinta adeegyada bulshada. Kulanka oo ay ka qeybgaleen odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":457885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457884","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457888,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457884\/revisions\/457888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}