{"id":457857,"date":"2021-09-24T08:10:06","date_gmt":"2021-09-24T08:10:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457857"},"modified":"2023-01-07T09:20:18","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:18","slug":"wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-dhagax-dhigay-mashaariic-laga-hirgalinaayo-dhahar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-dhagax-dhigay-mashaariic-laga-hirgalinaayo-dhahar\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta XFS oo dhagax dhigay mashaariic laga hirgalinaayo Dhahar"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa dhagax dhigay goob loogu talagalay garoon diyaaradeed oo qeyb ka ah mashruuc horumarineed oo ay yeelaneyso magaalada Dhahar.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ku sugan magaalada Dhahar, ayaa sido kale dhagax dhigay xarumo waxbarasho,isagoo dhinaca kale bilaabay qorshaha dhameystirka dhismaha garoonka kubadda cagta ee magaaladaasi.<\/p>\n<p>Dhagax dhigga garoonkaasi oo ay ka qeybgaleen maamulka magaalada Dhahar,ayaa imaamanaya xilli kooxo khuburo ah ay\u00a0 soo gabagabeeyeen sahminta goob muhiim ah oo u qalanta garoon diyaaradeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-457861 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/dhahar2-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/dhahar2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/dhahar2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/dhahar2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/dhahar2-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/dhahar2-1068x711.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/dhahar2-631x420.jpg 631w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/dhahar2.jpg 1081w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa dhagax dhigay goob loogu talagalay garoon diyaaradeed oo qeyb ka ah mashruuc horumarineed oo ay yeelaneyso magaalada Dhahar. Wasiirka oo ku sugan magaalada Dhahar, ayaa sido kale dhagax dhigay xarumo waxbarasho,isagoo dhinaca kale bilaabay qorshaha dhameystirka dhismaha garoonka kubadda cagta ee magaaladaasi. Dhagax dhigga garoonkaasi oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457859,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457857","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457857"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457862,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457857\/revisions\/457862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}