{"id":457851,"date":"2021-09-24T06:52:03","date_gmt":"2021-09-24T06:52:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457851"},"modified":"2023-01-07T09:20:18","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:18","slug":"qaramada-midoobay-oo-ku-baaqday-in-wax-laga-qabto-mayanmar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-ku-baaqday-in-wax-laga-qabto-mayanmar\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo ku baaqday inta goori goor tahay in wax laga qabto xaaladda Mayanmar"},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka, Michelle Bachelet,ayaa ka digtay dhibaatooyin dhanka bini\u2019aadanimada ah oo ay geystaan xukumadda \u00a0milateriga \u00a0ee dalka Myanmar ku qabsaday afgambiga ciidan.<\/p>\n<p>Bayaan ay soo saartay Khamiista ayeey ku sheegtay in Beesha caalamku ay laba -laabtaan dadaalladooda ku aaddan soo -celinta dimuqraadiyadda iyo ka -hortagga iskahorimaadyada ka jira dalkaasi.<\/p>\n<p>Wakiilka ayaa ku boorisay beesha caalamka in inta goori goor tahay in wax laga qabto ama\u00a0 tallaabo laga qaado xukuumadda mileteriga ah ee Mayanmaar,<\/p>\n<p>Myanmar ayaa ku jirtay qalalaase tan iyo markii militariga ay awoodda ku qabsadeen afgambi 1 -dii Febraayo, taasoo soo afjartay 10 sano oo dalkaasi ku jiray dimoqraadiyad iyo horumar kale.<\/p>\n<p>In ka badan 1,120 qof ayaa la dilay tan iyo markii uu dhacay inqilaabkii Mayanmaar, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay,waxaana dilalkaasi ay dhaceen xilli ciidamada dalkaasi ay doonaayeen in ay joojiyaan bannaanbaxyo looga horjeeday xukunka mileteriga ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka, Michelle Bachelet,ayaa ka digtay dhibaatooyin dhanka bini\u2019aadanimada ah oo ay geystaan xukumadda \u00a0milateriga \u00a0ee dalka Myanmar ku qabsaday afgambiga ciidan. Bayaan ay soo saartay Khamiista ayeey ku sheegtay in Beesha caalamku ay laba -laabtaan dadaalladooda ku aaddan soo -celinta dimuqraadiyadda iyo ka -hortagga iskahorimaadyada ka jira dalkaasi. Wakiilka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457853,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457851","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457851"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457864,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457851\/revisions\/457864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457853"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}