{"id":457816,"date":"2021-09-23T15:17:06","date_gmt":"2021-09-23T15:17:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457816"},"modified":"2021-09-23T15:17:06","modified_gmt":"2021-09-23T15:17:06","slug":"wasiirka-wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-la-kulantay-safiirka-dalka-china-u-fadhiya-soomaaliya-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-la-kulantay-safiirka-dalka-china-u-fadhiya-soomaaliya-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo la kulantay safiirka dalka China u fadhiya Soomaaliya &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo\u00a0 Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nuur ayaa maanta xarunta Wasaaradda Caafimaadka ku qaabishay safiirka dalka China u fadhiya Soomaaliya Mudane Feishengcho,\u00a0 Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xaaladaha Caafimaadka guud ee Wadanka iyo arrimaha Caabuqa COVID-19 iyo meesha ay marayaan qaadashada Tallaalka ka hortaga Caabuqa COVID-19.<\/p>\n<p>Dowladda China ayaa si dhab ah uga caawinaysa Wasaaradda Caafimaadka qeybaha Tallaalka ka hortaga Caabuqa COVID-19 iyo kor u qaadida\u00a0 adeega Caafimaadka, Wasiiradda\u00a0 Caafimaadka ayaa ka mahadcelisay garab istaga ay Dawladda China ay marwalba diyaarka u latahay shacabka Soomaaliyeed.<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1632408395273.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-479248 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1632408395273.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"808\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1632408393010.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-479249 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1632408393010.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"808\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1632408390811.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-479250 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1632408390811.jpg\" alt=\"\" width=\"958\" height=\"1280\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo\u00a0 Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nuur ayaa maanta xarunta Wasaaradda Caafimaadka ku qaabishay safiirka dalka China u fadhiya Soomaaliya Mudane Feishengcho,\u00a0 Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xaaladaha Caafimaadka guud ee Wadanka iyo arrimaha Caabuqa COVID-19 iyo meesha ay marayaan qaadashada Tallaalka ka hortaga Caabuqa COVID-19. Dowladda China ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":457817,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457816","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457818,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457816\/revisions\/457818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}