{"id":457798,"date":"2021-09-23T11:23:46","date_gmt":"2021-09-23T11:23:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457798"},"modified":"2021-09-23T11:26:31","modified_gmt":"2021-09-23T11:26:31","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-oo-daahfuray-shirka-xiriirinta-dowladaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-oo-daahfuray-shirka-xiriirinta-dowladaha-hoose\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo daahfuray shirka xiriirinta dedaallada dowladaha hoose+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ahna kusimaha madaxwrynaha mudane Cali Daahir Ciid ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah furay shirka xiriirinta dedaalada dowladaha hoose ee dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galaya maamullada degmoyinka uu ka shaqeeyo mashruuca horumarinta ee JPLG oo kala ah Hobyo,Caabudwaaq, Gaalkacyo, Cadaado, Balanballe iyo Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Ujeeddada shirkan ayaa sidoo kale lagu gorfeynayaa isku xirka degmoyinka Galmudug \u00a0ee dhaqaala ahaan soo koraya, si dhowaan loo gaaro isku filnaan maamul, lana xoojiyo la dagaallanka musuqa si kobaca dhaqaale ee lagaaray usii socdo.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug, Axmed Xasan Cali &#8220;Axmed dheere&#8221; ayaa sheegay in wasaaraddu ay dadajineyso dhismaha golayaasha degaanka ee degmooyinka dhiman, taas oo meel fiican marayso.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Wasiiru dowluhu in looga baahan yahay degmoyinka inay baahiyahooda lasoo wadaagaan si ay wasaarada iyo degmooyinku kaga wada shaqeeyaan xallinta caqabadaha haysta degmooyinka, si loo helo dowlad hoose oo horumarsan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-457802 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal3.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal3.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal3-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal3-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-457803 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-1-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-457799 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gaal4-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ahna kusimaha madaxwrynaha mudane Cali Daahir Ciid ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah furay shirka xiriirinta dedaalada dowladaha hoose ee dowlad Goboleedka Galmudug. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galaya maamullada degmoyinka uu ka shaqeeyo mashruuca horumarinta ee JPLG oo kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":457799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457798","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457798"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457804,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457798\/revisions\/457804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}