{"id":457724,"date":"2021-09-22T05:24:28","date_gmt":"2021-09-22T05:24:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457724"},"modified":"2021-09-22T05:25:07","modified_gmt":"2021-09-22T05:25:07","slug":"jadwalka-doorashada-xubnaha-aqalka-sare-ee-somaliland-oo-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jadwalka-doorashada-xubnaha-aqalka-sare-ee-somaliland-oo-la-shaaciyey\/","title":{"rendered":"Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyey"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga maamulka doorashada kuraasta labada Aqal ee Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobollada waqooyi, taas oo la guda gelayo maalinta Khamiista ah ee 23-ka bishaan, sida ku cad jadwalka.<\/p>\n<p>23-ka bishaan oo ku beegan maalinta Khamiista ah ee soo socota waxaa la diiwaan gelinayaa musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland, waxayna diiwaan gelintu socaneysaa ilaa maalinka Sabtida ah ee 25-ka bishan.<\/p>\n<p>Axadda 26-ka Septembar waxaa tababar loo furayaa ergada soo dooraneysa senatorrada Aqalka Sare ee gobollada waqooyi, halka maalinka xiga ee 27-ka la dhageysan doono hadal jeedinta musharaxiinta.<\/p>\n<p>Maalinka Talaadada ah ee 28-ka bishan ayaa loo qorsheeyey inay bilaabato doorashada Aqalka Sare ee xubnaha metelaya Somaliland, waxayna ku egtahay 30-ka bishaan September.<\/p>\n<p>Seddax maalmood oo kala ah, 28-ka, 29-ka iyo 30-ka bishaan ayey Muqdisho ka dhaceysaa doorashada 11-ka kursi ee Somaliland ku metesha golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-457725 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DOORASHO12.png\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DOORASHO12.png 1653w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DOORASHO12-212x300.png 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DOORASHO12-724x1024.png 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DOORASHO12-768x1087.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DOORASHO12-1086x1536.png 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DOORASHO12-1447x2048.png 1447w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DOORASHO12-696x985.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DOORASHO12-1068x1511.png 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DOORASHO12-297x420.png 297w\" sizes=\"auto, (max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga maamulka doorashada kuraasta labada Aqal ee Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobollada waqooyi, taas oo la guda gelayo maalinta Khamiista ah ee 23-ka bishaan, sida ku cad jadwalka. 23-ka bishaan oo ku beegan maalinta Khamiista ah ee soo socota waxaa la diiwaan gelinayaa musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":457729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457724","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457730,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457724\/revisions\/457730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}