{"id":457616,"date":"2021-09-20T21:15:06","date_gmt":"2021-09-20T21:15:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457616"},"modified":"2021-09-20T21:51:16","modified_gmt":"2021-09-20T21:51:16","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-bogaadiyay-hayadda-istatistikada-qaranka-soomaaliyeed-kula-soo-wareegtay-masuuliyadda-hayadaha-fsnau-iyo-swalim","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-bogaadiyay-hayadda-istatistikada-qaranka-soomaaliyeed-kula-soo-wareegtay-masuuliyadda-hayadaha-fsnau-iyo-swalim\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay masuuliyadda Hay\u2019adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed kula soo wareegtay Hay\u2019adaha (FSNAU) iyo (SWALIM)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo bogaadiyay Hay\u2019adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed dadaalka ay kula soo wareegtay masuuliyadda Hay\u2019adaha (FSNAU) iyo (SWALIM.<\/p>\n<p>Waa guul taariikhi ah in maanta Dawladda Federaalka Soomaaliya ay Qaramada Midoobay dib ugala soo wareegto masuuliyadda Hay&#8217;adaha Falanqeynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqo-darrada (FSNAU) iyo hay\u2019adda xog ururinta biyaha iyo dhulka Soomaaliya (SWALIM). Heshiiska taariikhiga ah ee ay kala saxiixdeen Hay\u2019adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed iyo Hay\u2019adda FAO ayaa lagu go\u2019aamiyey in Soomaaliya ay si buuxda ula soo wareegtay maamulka Hay\u2019adaha (FSNAU) iyo (SWALIM).<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dadaalka ay Hay\u2019adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed kula soo wareegtay masuuliyadda Hay\u2019adaha (FSNAU) iyo (SWALIM) oo muddo dheer kadib maamulkeedu dib ugu soo laabtay gacanta Dawladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo bogaadiyay Hay\u2019adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed dadaalka ay kula soo wareegtay masuuliyadda Hay\u2019adaha (FSNAU) iyo (SWALIM. Waa guul taariikhi ah in maanta Dawladda Federaalka Soomaaliya ay Qaramada Midoobay dib ugala soo wareegto masuuliyadda Hay&#8217;adaha Falanqeynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqo-darrada (FSNAU) iyo hay\u2019adda xog ururinta biyaha iyo dhulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":457621,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457616","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457616"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457623,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457616\/revisions\/457623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}