{"id":457504,"date":"2021-09-19T15:37:24","date_gmt":"2021-09-19T15:37:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457504"},"modified":"2021-09-19T15:37:24","modified_gmt":"2021-09-19T15:37:24","slug":"laftagareen-oo-ka-warbixiyay-kulankii-uu-laqaatay-safiirka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/laftagareen-oo-ka-warbixiyay-kulankii-uu-laqaatay-safiirka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Laftagareen oo ka warbixiyay  kulankii uu laqaatay  Safiirka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho..(SONNA)..Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa warbixin guud ka bixiyay waxyaabihii ayka wada hadleen Safiirka Dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Cabdifataax Sheekh Cabdullaahi, oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<div class=\"td-post-content\">\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Madaxweyne laftagareen ayaa\u00a0 sheegay inay ka wada hadleen xiriirka dheer iyo wadashaqeynta wanaagsan ee ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo arrimo la xiriira doorashooyinka.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray inay ka wada hadleen arrimo ku saabsan amniga guud ee degaannada Koonfur Galbeed iyo kan doorashooyinka.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho..(SONNA)..Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa warbixin guud ka bixiyay waxyaabihii ayka wada hadleen Safiirka Dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Cabdifataax Sheekh Cabdullaahi, oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo. Madaxweyne laftagareen ayaa\u00a0 sheegay inay ka wada hadleen xiriirka dheer iyo wadashaqeynta wanaagsan ee ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo arrimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":457505,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457504","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457504","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457504"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457506,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457504\/revisions\/457506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457505"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}