{"id":457401,"date":"2021-09-18T07:23:35","date_gmt":"2021-09-18T07:23:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457401"},"modified":"2023-01-07T09:20:18","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:18","slug":"shiinaha-oo-ka-digay-faragelin-shisheeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shiinaha-oo-ka-digay-faragelin-shisheeye\/","title":{"rendered":"Shiinaha oo ka digay faragelin shisheeye"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka digay faragelinta ciidamada shisheeye ee gobolka, iyada oo Australia ay iska fogeysay cadhada sii kordheysa ee Beijing ,taas oo la xiriirta in dalkaasi uu doonayo in uu helo maraakiibta quuusta ee ku shaqeeya quwadda nukliyeerka ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Khudbad uu Madaxweynuhu ka hor jeediyay Ururka Iskaashiga Shanghai Jimcihii, wuxuu ku boorriyay madaxda dowladaha gobolka inay gabi ahaanba iska caabiyaan xoogagga dibedda oo uu ku tilmaamay in ay wadaan faragalin shisheeye.<\/p>\n<p>Mr. Xi Jinping waxaa uu ballan qaaday in uu difaaci doono sarreynta sharciga hawada sare iyo biyaha badda,gaaar ahaan dhulalka Jasiiradaha ah ee la isku hayo.<\/p>\n<p>Hadalladaan ayaa daba socda \u00a0ku dhawaaqistii Mareykanka, Ingiriiska iyo Australia ee ah inay samaystanayaan \u200b\u200biskaashi xagga amniga iyo difaaca ah, iyo go\u2019aanka Australia ee ah inay Maraykanka ka iibsanayso maraakiibta quusta ee ku shaqeeya quwadda nukliyeerka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka digay faragelinta ciidamada shisheeye ee gobolka, iyada oo Australia ay iska fogeysay cadhada sii kordheysa ee Beijing ,taas oo la xiriirta in dalkaasi uu doonayo in uu helo maraakiibta quuusta ee ku shaqeeya quwadda nukliyeerka ee Mareykanka. Khudbad uu Madaxweynuhu ka hor jeediyay Ururka Iskaashiga Shanghai Jimcihii, wuxuu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457401","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457401"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457402,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457401\/revisions\/457402"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}