{"id":457391,"date":"2021-09-17T12:49:09","date_gmt":"2021-09-17T12:49:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457391"},"modified":"2023-01-07T09:20:18","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:18","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wasiiru-dowlihii-warfaafinta-ee-maamulkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wasiiru-dowlihii-warfaafinta-ee-maamulkaasi\/","title":{"rendered":"madaxweynaha Hirshabeelle\u00a0 oo ka tacsiyeeyay geerida wasiiru dowlihii warfaafinta ee maamulkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane C<u>a<\/u>li Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi u diray eheladii, iyo Shacbiga\u00a0 Hirshabelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiiru Dowlihii Warfaafinta Marxuum Maxamed Axmed Faarax Kolombo.<\/p>\n<p>Madaxweynahaha \u00a0oo ku hadlayay Afka Golayaasha Dowlad Goboleedka iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>Marxuumka oo maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale ahaa Mudane ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-457397 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hii2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"676\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hii2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hii2-300x282.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hii2-696x653.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/hii2-447x420.jpg 447w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi u diray eheladii, iyo Shacbiga\u00a0 Hirshabelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiiru Dowlihii Warfaafinta Marxuum Maxamed Axmed Faarax Kolombo. Madaxweynahaha \u00a0oo ku hadlayay Afka Golayaasha Dowlad Goboleedka iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457396,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457391","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457391"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457398,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457391\/revisions\/457398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}