{"id":457372,"date":"2021-09-17T10:31:28","date_gmt":"2021-09-17T10:31:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457372"},"modified":"2023-01-07T09:20:18","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:18","slug":"munaasabadda-maalinta-caalamiga-ah-ee-badqabka-bukaanada-oo-laga-xusay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/munaasabadda-maalinta-caalamiga-ah-ee-badqabka-bukaanada-oo-laga-xusay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanada oo laga xusay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka K\/Galbeed, howlwadeenada caafimadka iyo marti sharaf kale, ayaa ka qeybgaley xaflad ka dhacday Magaalada Beudhabo oo lagu maamuusaayey Xuska maalinta caalamiga ah ee badqabka Bukaanka.<\/p>\n<p>Xafladdaasi oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Caafimaadka K\/Galbeed,waxaa ka hadlay Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Cissman Cabdi Muuse iyo Agaasimaha Waaxada Caafimaadka qoyska ee Wasaaradda Caafimaadka Naciima Axmed Cadow .<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug\u00a0 Ku qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka oo Ku asteysan 17-ka Bisha September.<\/p>\n<p>, Munaasabaddaasi \u00a0ka qayb galay Mas&#8217;uuliyiin ka socota Xarumaha Caafimaadka iyo xubnaha kale ee bulshada rayadka,waxaana halkaasi ka hadlay Agaasimaha Waaxda Qalabka iyo daawada, Dr. cabdirisaaq Cabdulaahi Maxamed iyo agaasimaha Waaxda Caafimaadka Guud, Cabdulaahi warsame Abtidoon .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-457378 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yaa2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yaa2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yaa2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yaa2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yaa2-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yaa2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka K\/Galbeed, howlwadeenada caafimadka iyo marti sharaf kale, ayaa ka qeybgaley xaflad ka dhacday Magaalada Beudhabo oo lagu maamuusaayey Xuska maalinta caalamiga ah ee badqabka Bukaanka. Xafladdaasi oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Caafimaadka K\/Galbeed,waxaa ka hadlay Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Cissman Cabdi Muuse iyo Agaasimaha Waaxada Caafimaadka qoyska ee Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457375,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457372","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457372"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457380,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457372\/revisions\/457380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457375"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}