{"id":457262,"date":"2021-09-15T10:17:18","date_gmt":"2021-09-15T10:17:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457262"},"modified":"2023-01-07T09:20:57","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:57","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-qaabilay-wafdi-ka-socday-hayaddaha-qaxootiga-aduunka-ee-unhcr","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-qaabilay-wafdi-ka-socday-hayaddaha-qaxootiga-aduunka-ee-unhcr\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay wafdi ka socday hay\u2019adda Qaxootiga ee UNHCR."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Obokar Dubbe ayaa manta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday xafiiska hay\u2019adda qaxootiga aduunka UNHCR gaar ahaan xafiiskeeda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulaanka qaabilaadaasi oo ahaa mid \u00a0isbasho ah, waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeyta Hay\u2019adda iyo Wasaaradda Warfaafinta,iyadoo ay ka qeybgalay wakiilka hay,adda qaxootiga aduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse, Madaxa Hay\u2019adda UNHCR ee Muqdisho Mudane Axmed Ceynte.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Obokar Dubbe\u00a0 ayaa uga mahadceliyay hay\u2019adda Qaxuutiga aduunka howlaha muhiim ka ah oo ay dalka ka qabato gaar ahaan gargaarka iyo samatabixinta dadka u baahan caawinaada.<\/p>\n<p>Wasiirku, waxaana uu ku booriyay Hey\u2019adda UNHCR inay sii labo jibaaraan howlaha ay ka qabtaan dalka.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa sidoo kale ka qeybgalay Agaasimaha guud ee wasaaradda Mudane C\/laahi Xayir Dcaale iyo xubno kale oo ka tirsan wasaaradda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-457268 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xay2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xay2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xay2-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xay2-696x392.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-457269 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xay3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xay3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xay3-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/xay3-696x392.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Obokar Dubbe ayaa manta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday xafiiska hay\u2019adda qaxootiga aduunka UNHCR gaar ahaan xafiiskeeda Soomaaliya. Kulaanka qaabilaadaasi oo ahaa mid \u00a0isbasho ah, waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeyta Hay\u2019adda iyo Wasaaradda Warfaafinta,iyadoo ay ka qeybgalay wakiilka hay,adda qaxootiga aduunka UNHCR [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457264,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457262","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457262"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457275,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457262\/revisions\/457275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}