{"id":457251,"date":"2021-09-15T09:16:26","date_gmt":"2021-09-15T09:16:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457251"},"modified":"2023-01-07T09:20:57","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:57","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-shiinaha-oo-ka-qebgalay-kulan-la-xiriiray-xiriirka-shiinaha-iyo-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-shiinaha-oo-ka-qebgalay-kulan-la-xiriiray-xiriirka-shiinaha-iyo-carabta\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qeybgalay kulan la xiriiray xiriirka Shiinaha iyo Carabta."},"content":{"rendered":"<p>afiirka Soomaaliya ee Shiinaha u fadhiya Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa kulan fogaan arag ah \u00a0uga qayb galay kaldhigii 9-aad ee dood-wadaaga xiriirka Shiinaha iyo dalalka Carabta.<\/p>\n<p>Dood-wadaagan oo soo abaabushay Wasaaradda Hidaha &amp; Dhaqanka ee dowladda Shiinaha iyo ururka Jaamacadda Carabta waxaa ka qeyb galay madax kala duwan oo ka kala socotay dowlaha carabta iyo dowladda Shiinaha.<\/p>\n<p>Safiir Cawaale Cali Kullane ayaa sheegay in is dhexgalka xadaaraha Carabta iyo Shiinaha ay tahay mid muhiim u ah dhinacyadaasi,isla markaana loo baahan yahay in shucuubka la baro dhaqamada iyo xadaaradaha shucuubta kala duwan si loo helo isfahan dhan walba ah. .<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee Shiinahaayaa si gaar ah uga hadlay xadaaradda iyo ilbaxnimada Shiinaha,wuxuuna tusaale usoo qaatay bad-mareenkii waynaa ee Shiinaha Zheng He ee safar dhanka badda ah ku yimid Soomaaliya bilowgii qarnigii 15-aad.<\/p>\n<p>Safiir Cawaale ayaa ku ammaanay dowladda Shiinaha dadaalka ay ku bixisay isdhexgalka bulshadagaar ahaan dhaqdhaqaaqyada gacansi ee Shiinuhu la leeyahay dalalka kale ee dunida.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>afiirka Soomaaliya ee Shiinaha u fadhiya Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa kulan fogaan arag ah \u00a0uga qayb galay kaldhigii 9-aad ee dood-wadaaga xiriirka Shiinaha iyo dalalka Carabta. Dood-wadaagan oo soo abaabushay Wasaaradda Hidaha &amp; Dhaqanka ee dowladda Shiinaha iyo ururka Jaamacadda Carabta waxaa ka qeyb galay madax kala duwan oo ka kala socotay dowlaha carabta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457253,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457251","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457251"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457254,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457251\/revisions\/457254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457253"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}