{"id":457124,"date":"2021-09-13T05:57:01","date_gmt":"2021-09-13T05:57:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=457124"},"modified":"2023-01-07T09:20:57","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:57","slug":"diyaaradaha-israaiil-oo-duqeeyay-marinka-qaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diyaaradaha-israaiil-oo-duqeeyay-marinka-qaza\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha Israa\u2019iil oo duqeeyay Marinka Qaza"},"content":{"rendered":"<p>Diyaaradaha dagaalka ee Israa\u2019iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ku qaaday saddex goobood oo kala duwan oo ku yaalla marinka Qaza, sida laga soo xigtay ilo wareedyo maxalli ah horaantii saaka oo Isniin ah.<\/p>\n<p>Weeraradaasi ayaa lala beegsaday deegaanada \u00a0Rafah, Khan Yunis iyo Beit Lahia oo ku yaal koonfurta Gaza,mana jiraan wax khasaare ah\u00a0 oo weli la soo sheegay.<\/p>\n<p>Ciidamada difaaca Israa\u2019iil ayaa goor dambe sheegay in ay duqeeyeen 4 xarumood oo Xamaas u adeegsan jirtay tababarka ciidanka iyo barashada hubka.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil ayaa ku dooday in saddex gantaal laga soo tuuray Gaza 48 -dii saac ee la soo dhaafay,isla markaana\u00a0 ay burburiyeen nidaamkooda difaaca cirka ee Iron Dome.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradaha dagaalka ee Israa\u2019iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ku qaaday saddex goobood oo kala duwan oo ku yaalla marinka Qaza, sida laga soo xigtay ilo wareedyo maxalli ah horaantii saaka oo Isniin ah. Weeraradaasi ayaa lala beegsaday deegaanada \u00a0Rafah, Khan Yunis iyo Beit Lahia oo ku yaal koonfurta Gaza,mana jiraan wax khasaare ah\u00a0 oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457126,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-457124","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=457124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457125,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/457124\/revisions\/457125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=457124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=457124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=457124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}