{"id":456972,"date":"2021-09-11T07:45:04","date_gmt":"2021-09-11T07:45:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456972"},"modified":"2023-01-07T09:20:57","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:57","slug":"mareykanka-oo-maanta-xusaya-dhacdadii-11-kii-setembar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-maanta-xusaya-dhacdadii-11-kii-setembar\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo xusay dhacdadii 11-kii Setembar ee 20-sano ka hor"},"content":{"rendered":"<p>Madaxda Mareykanka iyo dadka dalkaasi ayaa ka qeybgalay munaasabad ka dhacday Magaalada New-York oo lagu\u00a0 maamuusaayey ku dhow \u200b\u200b3,000 oo qof oo ku dhintay dhacdadii 11-kii September.<\/p>\n<p>11-ka Setembar oo loo aqoobsaday caado sanadeed, waxaa xafladdii lagu maamuusaayey ay ku bilaabatay daqiiqado aamusnaan ah oo loo sameeyay dadkii dhintay,ka dib waxaa halkaasi laga akhriyay magacyada 2,977 dhibane.<\/p>\n<p>Madaxweyne Joe Biden iyo Madaxweynayaashii hore ee Barack Obama iyo Bill Clinton,ayaa iyaguna ka qeybgalay munaasabaddaasi baroor-diiqda ah ee loo sameeyay dhibanayaashi baftooda ku waayey weeraradii loo adeegsaday diyaarado rakaab ah.<\/p>\n<p>Weeraradii dhacay 11-kii Setembar, ayaa lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen Shabakadda al-Qaacida oo adeegsaneysa Sagaal iyo toban qof,waxaana lagu burburiyay daarihii dhaadheeraa ee Twin Towers iyo qeybo ka mid ah dhismaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Pentagoonka.<\/p>\n<p>Muwaadiniinta 77 dal ayaa ka mid ahaa dadka waxyeeladu ka soo gaartay weeraradii loo adeegsaday diyaaradaha ee ka dhacay gudaha Mareykanka,gaar ahaan Magaalada New-York .<\/p>\n<p>Ciidamada Mareykanka oo ka jawaabaya weeraradaasi ayaa bil ka dib ku duulay dalka Afganistaan,iyagoo doonaya in la ciribtiro al \u2013Qaacida, lana ugaarsado Bin Laden.<\/p>\n<p>Toban sano oo baadi-ggob ah ka dib sanadkii 2011 -kii markii ugu dambaysay ciidamada Maraykanka ayaa helay oo dilay Bin Laden ,isagoo gabbaad ka dhiganaya am in muddo ah ku noolaa dalka Pakistan.<\/p>\n<p>Ciidamada Mareykanka ayaa bishii la soo dhaafay ee 31-kii Agoosto isaga baxay dalka Afganistaan,waxaana halkaasi ku soo afjarmay 20-sanooo ciidamada Mareykanka ay joogeen dalkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Mareykanka iyo dadka dalkaasi ayaa ka qeybgalay munaasabad ka dhacday Magaalada New-York oo lagu\u00a0 maamuusaayey ku dhow \u200b\u200b3,000 oo qof oo ku dhintay dhacdadii 11-kii September. 11-ka Setembar oo loo aqoobsaday caado sanadeed, waxaa xafladdii lagu maamuusaayey ay ku bilaabatay daqiiqado aamusnaan ah oo loo sameeyay dadkii dhintay,ka dib waxaa halkaasi laga akhriyay magacyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":457030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456972","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456972"}],"version-history":[{"count":19,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":457038,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456972\/revisions\/457038"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}