{"id":456963,"date":"2021-09-10T16:03:18","date_gmt":"2021-09-10T16:03:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456963"},"modified":"2021-09-10T16:03:18","modified_gmt":"2021-09-10T16:03:18","slug":"wafdi-ka-socday-xiriirka-kubada-cagta-soomaaliyeed-oo-gaaray-dhuusamareeb-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-ka-socday-xiriirka-kubada-cagta-soomaaliyeed-oo-gaaray-dhuusamareeb-sawirro\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socday Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed oo gaaray Dhuusamareeb \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\">Muqdisho (SONNA)-Wafdigan oo isugu jira tababarayaal, garsoorayaal, macalimiin iyo madax ka socota xafiiska hormarinta Gobolada ee xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb oo ay u yimaadeen howlo la xiriira ka qayb galka daah furka tartanka sanadlaha ah ee horyaalka degmooyinka Galmudug, iyagoo mudada ay joogaan qayb ka qaadan doona tababaro la siinayo macalimiinta iyo Garsoo<u>ra<\/u>yaasha Galmudug.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Maxamad Nuur Maxamad guddoomiyaha ururka Ciyaaraha Dhuusamareeb oo ugu horeyn ka hadley madasha soo dhaweynta ayaa bogaadiyey kaalinta xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ku yeelanayo hormarinta Sportaska Galmudug.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Xasan Axmed Shirre, Guddoomiyaha Xiriirka kubada Cagta Galmudug oo wafdigan ka socda xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed<br \/>\nu sharaxay qaban qaabada ay sameeyeen kooxaha degmooyinka ee horyaalkan ka qaybgalaya ayaa amaanay go\u2019aanka aqoon kordhinta ee xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed ku gaarey in lagu taageero hormarada cayaaraha ee ka socda Galmudug.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Maxamad Cali Jabane, Kaaliyaha Xoghayaha xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed oo ugu dambayn ka mahad naqay soo dhaweynta loo sameeyay, ayaa faah faahiyay howlaha ay qaban doonaan muddada ay joogayaan\u00a0<u>Dhuusamareeb,<\/u>\u00a0sida bixinta tababaro is xigxiga iyo furitaanka horyaalka degmooyinka Galmudug.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Magaalada Dhuusamareeb oo maanta lagu soo dhaweeyay wafdigan ayaa maalmaha soo aadan martigalin doonta ciyaaro xiiso badan oo dhex maraya degmooyinka Galmudug kuwaa oo noqonaya sanadkii 2-aad ee si rasmi ah loogu qabto horyaal xiiso badan.<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210910-WA0041.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-477817 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210910-WA0041.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210910-WA0040.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-477818 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210910-WA0040.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210910-WA0042.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-477819 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/IMG-20210910-WA0042.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wafdigan oo isugu jira tababarayaal, garsoorayaal, macalimiin iyo madax ka socota xafiiska hormarinta Gobolada ee xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb oo ay u yimaadeen howlo la xiriira ka qayb galka daah furka tartanka sanadlaha ah ee horyaalka degmooyinka Galmudug, iyagoo mudada ay joogaan qayb ka qaadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":456964,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456963","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456965,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456963\/revisions\/456965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}