{"id":456943,"date":"2021-09-10T11:00:07","date_gmt":"2021-09-10T11:00:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456943"},"modified":"2023-01-07T09:20:57","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:57","slug":"madaxweyne-dani-oo-abbaalmariyay-ciidamo-iyo-madax-ka-tirsan-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-dani-oo-abbaalmariyay-ciidamo-iyo-madax-ka-tirsan-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Dani oo abbaalmariyay ciidamo iyo madax ka tirsan gobolka mudug"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinaayey ciidamo iyo mas\u2019uuliyiintii kale oo ka qayb-qaatay nabadgelyada Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa bogaadiyay shaqada wanaagsan ee ka qabsoomtay Gobolka Mudug gaar ahaan dhinaca Amniga, wuxuu dalacsiiyey\u00a0 ciidamadii ka shaqeeyay nabadgelyada Gobolkaasi,isagoo sidoo kalena abaalmarino guddoonsiiyay Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Kan Degmada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Dani ayaa faray laamaha amniga Gobolka Mudug in halkaasi laga sii wado howlgalada lagu sugayo amniga Gobolka, wuxuuna muujiyay in isbedelka Gobolka ka dhacay uu yahay mid si weyn u muuqda laakiin loo baahanyahay in Dowladd iyo Shacaba ay halkaasi ka sii wadaan halganka oo wadajir loola diriro argagixisada.<\/p>\n<p>Gobolka Mudug waxaa ka muuqda isbedello dhinaca Amniga ah iyo Horumar guud ,ka dib markii lagu guuleystay howlgallo lagu sugayo amniga oo ciidamadu ay ka fuliyeen deegaanada maamulkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-456950 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD1-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD1-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD1-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD1-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-456951 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD2-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-456952 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD3-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/DD3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinaayey ciidamo iyo mas\u2019uuliyiintii kale oo ka qayb-qaatay nabadgelyada Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay shaqada wanaagsan ee ka qabsoomtay Gobolka Mudug gaar ahaan dhinaca Amniga, wuxuu dalacsiiyey\u00a0 ciidamadii ka shaqeeyay nabadgelyada Gobolkaasi,isagoo sidoo kalena abaalmarino guddoonsiiyay Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Kan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":456945,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456943","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456943"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456953,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456943\/revisions\/456953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456945"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}