{"id":456935,"date":"2021-09-10T08:28:42","date_gmt":"2021-09-10T08:28:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456935"},"modified":"2023-01-07T09:20:57","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:57","slug":"puntlan-iyo-galmudug-oo-boogaadiyay-kaalinta-bulsho-ee-garab-istaagga-ciidamada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/puntlan-iyo-galmudug-oo-boogaadiyay-kaalinta-bulsho-ee-garab-istaagga-ciidamada\/","title":{"rendered":"Galmudug iyo Puntlan oo boogaadiyay kaalinta bulsho ee garab istaagga ciidamada"},"content":{"rendered":"<p>Maamulada Gobalada Mudug ee puntland iyo Gaalgaduud Cabdi ladiif Muuse Nuur iyo Cabdiraxmaan Cali Diiriye \u00a0ayaa bogaadiyay kaalinta ay bulshadu ka qaadaneyso garab istaaga ciidamada daraawiishta Galmudug kuwa dowlad gobaleedka puntaland iyo ciidamada qaranka ee soomaaliyeed<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaasi \u00a0ayaa tilmaamay in haatan ay meel fiican marayaan olalaha la dagaalanka argagixisada,waxayna intaa ku dareen in loo baahan yahay adkeysi ku aadan mudada yar ee ka hartay in la soo afjaro kooxahahaasi nabad-diidka ah.<\/p>\n<p>Waxaa haatan si habsami leh u socda \u00a0dadaalada shacabka ay kaga qeb qaadanayaan la dagaalanka argagixisada waxaana muuqda halgan adan oo loogu jiro cirib tirka kooxdaasi oo deegaanno kooban ka jooga gobolada Mdug iyo Gaalgaduud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulada Gobalada Mudug ee puntland iyo Gaalgaduud Cabdi ladiif Muuse Nuur iyo Cabdiraxmaan Cali Diiriye \u00a0ayaa bogaadiyay kaalinta ay bulshadu ka qaadaneyso garab istaaga ciidamada daraawiishta Galmudug kuwa dowlad gobaleedka puntaland iyo ciidamada qaranka ee soomaaliyeed Mas\u2019uuliyiintaasi \u00a0ayaa tilmaamay in haatan ay meel fiican marayaan olalaha la dagaalanka argagixisada,waxayna intaa ku dareen in loo baahan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":456937,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456935","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456935"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456956,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456935\/revisions\/456956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}