{"id":456880,"date":"2021-09-09T09:25:50","date_gmt":"2021-09-09T09:25:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456880"},"modified":"2021-09-09T09:25:50","modified_gmt":"2021-09-09T09:25:50","slug":"horjooge-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isu-soo-dhiibay-cxd-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isu-soo-dhiibay-cxd-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isu soo dhiibay CXD Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Horjooge Maxamed Nuur Maxamed Xuseen oo magaciisa af-garashada ay u garanayeen Al-Shabaab uu ahaa (guudoow) ayaa isu soo dhiibay Qaybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee uu fadhigoodu yahay magaalada Baydhaba.<\/p>\n<p>Horjooge Guudoow oo Al-Shabaab u qaabbilsanaa uruurinta Zakawaadka beenta ah ee degaanka Dadaarow oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa muddo 7 sano ah ka tirsanaa kooxda nabad-diidka.<\/p>\n<p>Maxamed Nuur Guudow ayaa sheegey in sababta kooxda nabad-diidka Al-shabab uu uga soo cararey\u00a0 ay tahay\u00a0caddaalad darida ,dhibaatada\u00a0iyo boobka ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed .<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa koofur galbeed oo is kaashana ayaa in dhowaalaba howl-gallo lagu baacsanayo Argagixisada Al-Shabaab ka waday degaannada uu ka kooban yahay Gobolka Baay, taas oo sababtay inay isa soo dhiibaan malleeshiyaad iyo horjoogayaal uu ka mid yahay Maxamed Nuur Maxamed Guudoow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Horjooge Maxamed Nuur Maxamed Xuseen oo magaciisa af-garashada ay u garanayeen Al-Shabaab uu ahaa (guudoow) ayaa isu soo dhiibay Qaybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee uu fadhigoodu yahay magaalada Baydhaba. Horjooge Guudoow oo Al-Shabaab u qaabbilsanaa uruurinta Zakawaadka beenta ah ee degaanka Dadaarow oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa muddo 7 sano ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":456882,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456880","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456883,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456880\/revisions\/456883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}