{"id":456831,"date":"2021-09-08T10:19:16","date_gmt":"2021-09-08T10:19:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456831"},"modified":"2021-09-08T10:20:22","modified_gmt":"2021-09-08T10:20:22","slug":"ciidamo-amaanka-oo-howlgal-ka-sameeyay-magaalada-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamo-amaanka-oo-howlgal-ka-sameeyay-magaalada-guriceel\/","title":{"rendered":"Ciidanka amaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Guriceel"},"content":{"rendered":"<p>Guri-ceel-(SONNA)-Ciidamada amaanka ayaa waxay howlgallo kala duwan saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud iyo degaanno hoostaga.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa sheegay inuu bartilmaameedkoodu yahay gaadiidka noocyadiisa kala duwan, iyagoo fiiqaya baabuurta raaxada ee lagu dhejiya muraayadaha madoow.<\/p>\n<p>Baaritaannadan ayaa qayb ka ah howlgallo ka dhan ah \u00a0argagixisada Al-Shabaab oo ay dhawaanahanba ciidamadu ka wadeen qaeybo ka mid ah degaannada Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guri-ceel-(SONNA)-Ciidamada amaanka ayaa waxay howlgallo kala duwan saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud iyo degaanno hoostaga. Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa sheegay inuu bartilmaameedkoodu yahay gaadiidka noocyadiisa kala duwan, iyagoo fiiqaya baabuurta raaxada ee lagu dhejiya muraayadaha madoow. Baaritaannadan ayaa qayb ka ah howlgallo ka dhan ah \u00a0argagixisada Al-Shabaab oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":456832,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456831","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456831","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456831"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456835,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456831\/revisions\/456835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456832"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}