{"id":456548,"date":"2021-09-05T06:05:23","date_gmt":"2021-09-05T06:05:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456548"},"modified":"2023-01-07T09:20:57","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:57","slug":"sucuudi-oo-ka-hortagay-3-gantaal-oo-lagu-eedeeyay-in-uu-ka-yimid-dhanka-xuutiyiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sucuudi-oo-ka-hortagay-3-gantaal-oo-lagu-eedeeyay-in-uu-ka-yimid-dhanka-xuutiyiinta\/","title":{"rendered":"Ciidamada Sacuudiga oo ka hortagay 3- gantaal oo  ka yimid dhanka Xuutiyiinta"},"content":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay ka hortageen saddex gantaal oo lala beegsaday magaalooyinka Najran iyo Jazan oo dhaca koonfurta iyo gobolka bari ee hodanka ku ah saliidda .<\/p>\n<p>Isbahaysiga uu hoggaamiyo \u00a0Sacuudigu ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa ku eedeeyay in kooxdaasi oo ay taageeraan \u00a0Iiraan ay ka dambeyeen gantaaladaasi oo ah nuuca Balistigga ah,hasa yeeshee ma jiraan cid sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarkaasi.<\/p>\n<p>wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in gantaal \u00a0ku wajahnaa gobolka bari lagu qabtay magaalada Dammaam,isla markaana firirkisa uu geystay dhaawac soo gaaray laba caruur ah iyo burburka 14-guri,<\/p>\n<p>Goor sii horreysay, isbahaysiga ayaa soo wariyay in ay ka-hortageen saddex diyaaradood oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kuna sii jeeday Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay ka hortageen saddex gantaal oo lala beegsaday magaalooyinka Najran iyo Jazan oo dhaca koonfurta iyo gobolka bari ee hodanka ku ah saliidda . Isbahaysiga uu hoggaamiyo \u00a0Sacuudigu ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa ku eedeeyay in kooxdaasi oo ay taageeraan \u00a0Iiraan ay ka dambeyeen gantaaladaasi oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":456550,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456548","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456548"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456556,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456548\/revisions\/456556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456550"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}