{"id":456405,"date":"2021-09-02T16:44:43","date_gmt":"2021-09-02T16:44:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456405"},"modified":"2021-09-02T16:44:43","modified_gmt":"2021-09-02T16:44:43","slug":"heyadda-nabad-sugida-iyo-sirdoonka-qaranka-ayaa-war-ka-soo-saaray-xubin-ka-tirsaneed-heyadda-oo-muddo-la-weysanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/heyadda-nabad-sugida-iyo-sirdoonka-qaranka-ayaa-war-ka-soo-saaray-xubin-ka-tirsaneed-heyadda-oo-muddo-la-weysanaa\/","title":{"rendered":"Hey&#8217;adda Nabad sugida Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa war ka soo saaray  xubin ka tirsaneed hey&#8217;adda oo muddo  la weysanaa."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd xubin ka tirsan Hay\u2019adda Sirdoonka &amp; Nabadsugidda Qaranka ayaa warkeeda la waysanaa ilaa 26\/6\/2021.<\/p>\n<p>HSNQ dabagal ay samaysay oo muddo socday kadib, ayaa lagu helay warbixin mujinaysa in ay u gacan gashay Argagixisada arxan laawayaasha ah ee Al-Shabaab, kadibna ay dileen.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa gal-baariseedka kiiska Ikraan oo faah-faahsan ku wareejisay Hay\u2019adaha ay khuseyso. Waxaa sidoo kale ay Hay\u2019adda Sirdoonka Qaranku la wadaagtay warbixintan Qoyskeeda.<\/p>\n<p>HSNQ ayaa uga tacsiyeynaysa qoyska, ehelada, iyo dhammaan xubnaha Hey\u2019adda, falka foosha xun oo ay argagaxisada Alshabab ku dileen Marxuumad Shahiid Ikraan Tahliil.<br \/>\nIlaahay Ha u naxariisto.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa ku daba jirta dhagar qabayaashii geystay falkaas arxan darrada ah, sharciga ayaana la hor keeni doonaa Insha Allaah.<\/p>\n<p>INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd xubin ka tirsan Hay\u2019adda Sirdoonka &amp; Nabadsugidda Qaranka ayaa warkeeda la waysanaa ilaa 26\/6\/2021. HSNQ dabagal ay samaysay oo muddo socday kadib, ayaa lagu helay warbixin mujinaysa in ay u gacan gashay Argagixisada arxan laawayaasha ah ee Al-Shabaab, kadibna ay dileen. Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa gal-baariseedka kiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":456406,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456405","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456405","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456405"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456410,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456405\/revisions\/456410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456406"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}