{"id":456382,"date":"2021-09-02T13:54:09","date_gmt":"2021-09-02T13:54:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456382"},"modified":"2021-09-02T13:54:09","modified_gmt":"2021-09-02T13:54:09","slug":"wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-bulshada-oo-bogaadisay-dadaallada-horumarinta-adeegyada-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-bulshada-oo-bogaadisay-dadaallada-horumarinta-adeegyada-bulshada\/","title":{"rendered":"Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Bulshada oo bogaadisay dadaallada horumarinta adeegyada bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa boggaadisay dadaallada Horumarinta adeegyada Bulshada , xilli ay maanta Wasaaradda caafimaadka kala wareegtay gaadiid gurmadka deg degga ah oo loogu talagalay degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Gaadiidkan oo qeyb ka ah mashruuca Midowga Yurub iyo IGAD ee ka jawaabidda COVID-19 iyo saameynta uu ku yeeshay Caafimaadka iyo Dhaqaalaha , ayaa sidoo kale waxaa la gaarsiin doonaa deegaannada kale ee ku yaal xadduuda Dalka.<\/p>\n<p>Marwo Sahro Xaaji Xuseen oo bogaadisay dadaallada lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka ayaa ku baaqday in la joogteeyo Wacyigelinta bulshada ee dhanka Caafimaadka iyo sidii looga hortegi lahaa cudurka COVID-19.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1630587274061.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-476663 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1630587274061.jpg\" alt=\"\" width=\"1081\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1630587268928.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-476664 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1630587268928.jpg\" alt=\"\" width=\"1081\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1630587266174.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-476665 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1630587266174.jpg\" alt=\"\" width=\"1081\" height=\"720\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1630587260797.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-476667 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/FB_IMG_1630587260797.jpg\" alt=\"\" width=\"1081\" height=\"720\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa boggaadisay dadaallada Horumarinta adeegyada Bulshada , xilli ay maanta Wasaaradda caafimaadka kala wareegtay gaadiid gurmadka deg degga ah oo loogu talagalay degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose. Gaadiidkan oo qeyb ka ah mashruuca Midowga Yurub iyo IGAD ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":456383,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456382","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456382"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456384,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456382\/revisions\/456384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}