{"id":456275,"date":"2021-09-01T12:25:49","date_gmt":"2021-09-01T12:25:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456275"},"modified":"2023-01-07T09:20:57","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:57","slug":"fao-iyo-dowladda-soomaaliya-oo-bilaabay-xog-ururin-ku-saabsan-wax-soo-saarka-beeraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/fao-iyo-dowladda-soomaaliya-oo-bilaabay-xog-ururin-ku-saabsan-wax-soo-saarka-beeraha\/","title":{"rendered":"FAO iyo Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan nidaamka cunto ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hey\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo beerahaee FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo Shir-weynaha Qaramada Midoobay ee bishaan looga hadlaayo nidaamyada cuntada ee dunida.<\/p>\n<p>Wadahadaladaan hordhaca ah ee ka bilaabmay gudaha dalka,waxaa loo qorsheeyey in lagu qabto xarumaha dowlad goboleedyada iyo\u00a0 caasiadda Muqdisho,si gabagabada loo helo waddo loo maro wax ka qabashada caqabadaha ku yimaada nidaamka cuntada ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wada-hadallada la xiriira Nidaamka Cunnada Soomaaliya oo ka billowday jubada-hoose,waxaa ujeedku yahay in ka qeybgalayaashu ay fikrado ku biiriyaan shirweynaha Qaramada Midoobay ee looga hali doono caafimaad qabka cuntada .<\/p>\n<p>Shir -madaxeedka Qaramada Midoobay ee bishaan ka dhacaya magaalada New York ayaa la filayaa in looga hadlo Helidda nidaam cunto caafimaad leh, waara iyo hagaajinta nidaamyada cuntada ,si sanadka 2030 \u00a0loo gaaro Yoolalka Horumarka la hiigsanaayo .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo beerahaee FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo Shir-weynaha Qaramada Midoobay ee bishaan looga hadlaayo nidaamyada cuntada ee dunida. Wadahadaladaan hordhaca ah ee ka bilaabmay gudaha dalka,waxaa loo qorsheeyey in lagu qabto xarumaha dowlad goboleedyada iyo\u00a0 caasiadda Muqdisho,si gabagabada loo helo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":456277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456275","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456275"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456283,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456275\/revisions\/456283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}