{"id":456233,"date":"2021-09-01T08:57:31","date_gmt":"2021-09-01T08:57:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456233"},"modified":"2021-09-01T11:07:33","modified_gmt":"2021-09-01T11:07:33","slug":"kulan-looga-hadlayay-dar-dar-gelinta-doorashooyinka-aqalka-sare-ee-hirshabeelle-oo-lagu-qabtay-jowharsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-looga-hadlayay-dar-dar-gelinta-doorashooyinka-aqalka-sare-ee-hirshabeelle-oo-lagu-qabtay-jowharsawirro\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlayay dar-dar gelinta doorashooyinka Aqalka sare ee Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hir-Sbabeelle ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulan Magaalada Jowhar kula qaateen Guddiga Baarlamaaniga ah ee qabashada doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Kulanka oo uu guddoominayay Afhayeenka Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cabdi xakiin Luqmaan Xaaj Muxumed ayaa gogol xaar waxaa uu u ahaa wadashaqeynta Guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle iyo Guddiga heer Baarlamaan ee qabashada doorashada Aqalka Sare iyo dardar gelinta howlaha doorashooyinka ee labada Guddi.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cumar Maxamed Soomane oo kamid ah Baarlamaanka HirShabeelle ayaa sheegay in kulanka ujeedkiisa uu ahaa isbarasho iyo kala warqaadasho maadaama dhawaan ay billaabanayaan howlaha doorashooyinka Baarlamaanka labada Aqal.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in labada Guddi ay isla qaateen in siwadajir is ogol ah looga wadashaqeeyo doorashooyinka soo socda, isla markaana doorashada loo qabto si xor\u00a0 iyo xalaal ah oo lagu wada qanacsan yahay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-456264 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/HIR.jpg\" alt=\"\" width=\"661\" height=\"377\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/HIR.jpg 661w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/HIR-300x171.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 661px) 100vw, 661px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-456235 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/AAY1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"685\" height=\"363\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/AAY1-1.jpg 685w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/AAY1-1-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-456236 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/AAY2.jpg\" alt=\"\" width=\"684\" height=\"362\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/AAY2.jpg 684w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/AAY2-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 684px) 100vw, 684px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-456237 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/AAY3.jpg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"358\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/AAY3.jpg 651w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/AAY3-300x157.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hir-Sbabeelle ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulan Magaalada Jowhar kula qaateen Guddiga Baarlamaaniga ah ee qabashada doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare. Kulanka oo uu guddoominayay Afhayeenka Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cabdi xakiin Luqmaan Xaaj Muxumed ayaa gogol xaar waxaa uu u ahaa wadashaqeynta Guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle iyo Guddiga heer Baarlamaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":456234,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456233","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456233","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456233"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456233\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456265,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456233\/revisions\/456265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}