{"id":456100,"date":"2021-08-30T15:35:14","date_gmt":"2021-08-30T15:35:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=456100"},"modified":"2021-08-30T15:48:31","modified_gmt":"2021-08-30T15:48:31","slug":"wasiirka-warfaafinta-soomaaliya-oo-hakiyey-kireyntii-iyo-dib-u-hawl-galinta-maqaaxida-tiyaatarka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-soomaaliya-oo-hakiyey-kireyntii-iyo-dib-u-hawl-galinta-maqaaxida-tiyaatarka-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo  hakiyey Kireyntii iyo dib u hawl-galinta maqaaxida Tiyaatarka Qaranka."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho\u2026SONNA\u2026Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawlgelinta maqaaxida Tiyaatarka Qaranka.<\/p>\n<p>Isago oo fulinaya amarka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble kaddib markii qaar kamid ah Abwaanadda iyo fannaaniinta Qaranka ay muujiyeen cabasho eek u aadan arrintaan.<br \/>\nWar qoraal ah ee ka soo u soo saaray \u00a0wasiir warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe ayaa sidaan u qorna \u201cAniga oo fulinaya amarka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxaan joojiyey dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka illaa amar dambe kaddib markii laga keenay cabasho ku aaddan dib u furisteeda\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u2026SONNA\u2026Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawlgelinta maqaaxida Tiyaatarka Qaranka. Isago oo fulinaya amarka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble kaddib markii qaar kamid ah Abwaanadda iyo fannaaniinta Qaranka ay muujiyeen cabasho eek u aadan arrintaan. War qoraal ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":456101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-456100","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456100","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=456100"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":456104,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/456100\/revisions\/456104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/456101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=456100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=456100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=456100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}