{"id":455871,"date":"2021-08-27T18:37:47","date_gmt":"2021-08-27T18:37:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455871"},"modified":"2021-08-27T18:37:47","modified_gmt":"2021-08-27T18:37:47","slug":"wasaaradda-duulista-hawada-oo-qabatay-kulan-looga-hadlayay-howlaha-hayadda-duulista-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-duulista-hawada-oo-qabatay-kulan-looga-hadlayay-howlaha-hayadda-duulista-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Duulista Hawada oo qabatay kulan looga hadlayay howlaha Hay\u2019adda Duulista \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa qabatay kulan muhiin u ahaa horumarinta hay\u2019adda Duulista Rayidka, Ku xigeenka Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS), Mudane Cali Jaamac ayaa guddoomiyay kulan uu soo qaban qaabiyey madaxa waaxda Air Transport-ka Mahad Farax.<\/p>\n<p>Kulanka oo lagu soo bandhigay shaqada ay Waaxdu qabato iyo qorshayaal cusub oo lagu horumarinayo adeegyada Waaxda ayaa waxaa si faahfaahsan u sharraxay adeegyada Cabdirisaaq Maxamed oo ka mid ah hawlwadeennada Waaxda.<\/p>\n<p>Qodobada kulanka lagaga hadlay waxa ugu muhiimsanaa;<\/p>\n<p>1. Xeerar nidaamyada tayaynta dhaqaale ururinta iyo wada shaqaynta shirkadaha diyaaradaha.<br \/>\n2. Heshiisyada laba geesoodka ah ee lala galo waddamada kala duwan, gaar ahaan kuwa aynu jaarka nahay.<br \/>\n3. Tirakoobka gaadiidka Cirka ee goosha hawada Soomaaliya iyo uruurinta xogtooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475923 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1630087335053.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475924 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1630087332108.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475925 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1630087329260.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475926 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1630087326292.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475927 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1630087320984.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475928 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1630087318350.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa qabatay kulan muhiin u ahaa horumarinta hay\u2019adda Duulista Rayidka, Ku xigeenka Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS), Mudane Cali Jaamac ayaa guddoomiyay kulan uu soo qaban qaabiyey madaxa waaxda Air Transport-ka Mahad Farax. Kulanka oo lagu soo bandhigay shaqada ay Waaxdu qabato iyo qorshayaal cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":455872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455871","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455873,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455871\/revisions\/455873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}