{"id":455868,"date":"2021-08-27T17:23:55","date_gmt":"2021-08-27T17:23:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455868"},"modified":"2021-08-27T17:23:55","modified_gmt":"2021-08-27T17:23:55","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-la-kulmay-ku-xigeenka-ergeyga-qaramada-midoobay-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-la-kulmay-ku-xigeenka-ergeyga-qaramada-midoobay-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin dar dargelinta doorashooyinka, Amniga waxka qabashada Fatahaadaha iyo Horumarinta deegaannada Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Marwo Anita Kiki uga warbixiyay Fatahaadaha ka soo cusboonaaday qaar ka mid deegaannada Hirshabeelle iyo qorshaha uga degsan wax ka qabashada dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maanta Magaalada Muqdisho kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho waxaan kulankaan uga hadalnay dardargalinta Arrimaha Doorashooyinka, Amniga, Fatahaadaha iyo Arrimaha Horumarinta\u201d.ayuu yiri Madaxweynaha Hirshabeelle.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475915 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1630079093124.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475916 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1630079090185.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475917 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1630079086521.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"489\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin dar dargelinta doorashooyinka, Amniga waxka qabashada Fatahaadaha iyo Horumarinta deegaannada Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Marwo Anita Kiki uga warbixiyay Fatahaadaha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":455869,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455868","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455868"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455870,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455868\/revisions\/455870"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455869"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}