{"id":455854,"date":"2021-08-27T08:48:54","date_gmt":"2021-08-27T08:48:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455854"},"modified":"2021-08-27T10:20:57","modified_gmt":"2021-08-27T10:20:57","slug":"in-ku-dhow-100-ruux-oo-u-dhintay-cudurka-covod-19-ee-ka-jira-waqooyi-bari-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-ku-dhow-100-ruux-oo-u-dhintay-cudurka-covod-19-ee-ka-jira-waqooyi-bari-kenya\/","title":{"rendered":"Dad badan oo u dhintay cudurka Covid 19 ee ka jira Waqooyi Bari Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha caafimaadka ee Waqooyi Bari Kenya \u00a0\u00a0ayaa sheegay in 24-kii saac ee la soo dhaafay cudurka Covid 19 ay u dhinteen ku dhowaad 100 ruux,kuwaas oo ay ku jiraan caruur iyo dad da\u2019 ah, sida ay shaaciyeen saraakiisha caafimaadka.<\/p>\n<p>Sarkaal u hadlay maamulka Gaarisa ayaa sheegay in aanay jirin feejignaan dheeri ah iyo dadaal ay dowladda Kenya ku bixineyso ka hortagga cudurka Coronavirus oo suurtaal ah in ay kor u sii kacdo saa,eymtiisa.<\/p>\n<p>Sarkaalku, wuxuu tilmaamay in shalay oo kaliya la baaray illaa 16,938-ruux, isla-markaana xanuunka laga helay 1846 qof, kuwaas oo la dhigay goobaha caafimaadka.<\/p>\n<p>Maamulka Gaarisa ayaa dhinaca kale baaq deg-deg ah u diray xukuumadda Nairobi, iyaga oo ka dalbaday inay u soo gurmadaan dadka halkaasi, maadaama Gaarisa ay noqotay meesha ugu daran ee cudurka, loona baahan-yahay in la qaado tallaabooyin lagu badbaadinayo shacabka.<\/p>\n<p>Magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa haatan fara ba\u2019an ku haya cudurka saf-marka ah ee Covid-19, kaas oo markale ka dilaacay dalka Kenya, waxaana sii kordhaya dadka uu soo ridanayo xanuunka &amp; kuwa u dhimanaya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha caafimaadka ee Waqooyi Bari Kenya \u00a0\u00a0ayaa sheegay in 24-kii saac ee la soo dhaafay cudurka Covid 19 ay u dhinteen ku dhowaad 100 ruux,kuwaas oo ay ku jiraan caruur iyo dad da\u2019 ah, sida ay shaaciyeen saraakiisha caafimaadka. Sarkaal u hadlay maamulka Gaarisa ayaa sheegay in aanay jirin feejignaan dheeri ah iyo dadaal ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":455855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455854","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455854"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455863,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455854\/revisions\/455863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}