{"id":455812,"date":"2021-08-26T16:21:38","date_gmt":"2021-08-26T16:21:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455812"},"modified":"2021-08-26T16:21:38","modified_gmt":"2021-08-26T16:21:38","slug":"wasiirka-gaadiidka-xfs-iyo-guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-ka-wada-hadlay-horumarinta-adeegyada-gaadiidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaadiidka-xfs-iyo-guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-ka-wada-hadlay-horumarinta-adeegyada-gaadiidka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaadiidka XFS iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Gaadiidka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiska Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista ku qaabbilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ka Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) oo ay ka wada-hadleen iskaashiga Gobolka iyo Wasaaradda, iyadoo la Horumarinayo adeegyada Gaadiidka iyo duulimaadyada ee Caasimadda.<\/p>\n<p>Labada Mas\u2019uul ayaa si wadajir ah waxay u xaqiijiyeen adeegyada Gobolka iyo Wasaaradda Gaadiidka inay noqdaan adeegyo tayeysan oo dhamaystiran oo ay helaan muwaadiniinta. Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiska Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista ku qaabbilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ka Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) oo ay ka wada-hadleen iskaashiga Gobolka iyo Wasaaradda, iyadoo la Horumarinayo adeegyada Gaadiidka iyo duulimaadyada ee Caasimadda. Labada Mas\u2019uul ayaa si wadajir ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":455813,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455812","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455812"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455815,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455812\/revisions\/455815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}