{"id":455801,"date":"2021-08-26T14:26:29","date_gmt":"2021-08-26T14:26:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455801"},"modified":"2021-08-26T14:26:29","modified_gmt":"2021-08-26T14:26:29","slug":"wasiirka-haweenka-oo-jabuuti-uga-qeybgashay-shir-looga-hadlayo-axdiga-carruurta-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-haweenka-oo-jabuuti-uga-qeybgashay-shir-looga-hadlayo-axdiga-carruurta-afrika\/","title":{"rendered":"Wasiirka Haweenka oo Jabuuti uga qeybgashay shir looga hadlayo Axdiga Carruurta Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xanifa Maxamed Ibraahim iyo wefdi ay hoggaaminayso ayaa dalka Jabuuti kaga qeybgashay shir ay si wadajir ah u soo Agaasimeen Wasaaradda Haweenka iyo Hey\u2019adda Save The Children, kaas oo diiradda lagu saarayo Axdiga Carruurta Afrika oo ay Ansixiyeen 50 dalalka Afrikaanka ah.<\/p>\n<p>Wasiir Xaniifa ayaa sheegtay in Soomaaliya Axdigan Saxiixday Sanadkii 1991, balse aan wali Baarlamaanku meel marin.<\/p>\n<p>Shirka waxaa looga doodi doonaa muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya Saxiixdo Axdigan, waxaana ka qeybglaya khubaro ka tirsan Midowga Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xanifa Maxamed Ibraahim iyo wefdi ay hoggaaminayso ayaa dalka Jabuuti kaga qeybgashay shir ay si wadajir ah u soo Agaasimeen Wasaaradda Haweenka iyo Hey\u2019adda Save The Children, kaas oo diiradda lagu saarayo Axdiga Carruurta Afrika oo ay Ansixiyeen 50 dalalka Afrikaanka ah. Wasiir Xaniifa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":455803,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455801","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455801"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455804,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455801\/revisions\/455804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}