{"id":455725,"date":"2021-08-25T11:40:24","date_gmt":"2021-08-25T11:40:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455725"},"modified":"2021-08-25T11:41:50","modified_gmt":"2021-08-25T11:41:50","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudaha-xfs-oo-dhuusamareeb-ku-qabatay-dood-wadaag-ku-saabsan-maamul-daadejinta-hayadaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-xfs-oo-dhuusamareeb-ku-qabatay-dood-wadaag-ku-saabsan-maamul-daadejinta-hayadaha-dowladda\/","title":{"rendered":"Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo Dhuusamareeb ku qabatay dood wadaag ku saabsan maamul daadejinta hay&#8217;adaha Dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Wasiir ku xigeenka\u00a0 Wasaarada arrimaha gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta , Axmed Cusmaan Aadan (Qooje) ayaa \u00a0daah-furay dood wadaag ku saabsan maamul daadejinta hay&#8217;adaha dowladda.<\/p>\n<p>Dood wadaaggan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha federalka iyo dib-uheshiisiinta Galmudug iyo dhiggeeda heer federaal ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.<\/p>\n<p>Waxaana ka faaiideystay dood wadaaggan shaqaale ka kala socday wasaaradaha iyo hay\u2019addaha kala duwan ee dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Waxaa sidii loogu talagalay kusoo gabagaboobay maalintii koobaad dood wadaagga, iyadoo lagu wado in lasoo afmeero berri oo Khamiis ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Wasiir ku xigeenka\u00a0 Wasaarada arrimaha gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta , Axmed Cusmaan Aadan (Qooje) ayaa \u00a0daah-furay dood wadaag ku saabsan maamul daadejinta hay&#8217;adaha dowladda. Dood wadaaggan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha federalka iyo dib-uheshiisiinta Galmudug iyo dhiggeeda heer federaal ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug. Waxaana ka faaiideystay dood wadaaggan shaqaale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":455726,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455725","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455727,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455725\/revisions\/455727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}