{"id":455713,"date":"2021-08-25T11:48:37","date_gmt":"2021-08-25T11:48:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455713"},"modified":"2021-08-25T11:49:00","modified_gmt":"2021-08-25T11:49:00","slug":"banaanbax-looga-horjeeday-argagixisada-al-shabaab-oo-ka-dhacay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/banaanbax-looga-horjeeday-argagixisada-al-shabaab-oo-ka-dhacay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Bannaanbax looga horjeeday argagixisada Al-Shabaab oo ka dhacay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Banaanbax looga soo horjeeday argagixisada Al-Shabaab,ayaa maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug<\/p>\n<p>Banaanbaxaan \u00a0oo ay soo abaabuleen Maamulka Magaalada,waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan Galmudug, Maamulka degmada Gaalkacyo, Saraakiisha ciidamada, culima\u2019udiinka, odayaasha dhaqanka dhalinyarada Haweenka iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo hoggaamiyaasha bulshada oo ka hadlay isu soo baxaasi \u00a0ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan \u00a0maleeshiyada Al-Shabaab,waxayna balan ku qaadeen in ay la dagaalami doonaan kooxahaasi nabad-diidka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banaanbax looga soo horjeeday argagixisada Al-Shabaab,ayaa maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Banaanbaxaan \u00a0oo ay soo abaabuleen Maamulka Magaalada,waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan Galmudug, Maamulka degmada Gaalkacyo, Saraakiisha ciidamada, culima\u2019udiinka, odayaasha dhaqanka dhalinyarada Haweenka iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada Gaalkacyo. Mas\u2019uuliyiinta Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo hoggaamiyaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":455729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455713","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455713"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455731,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455713\/revisions\/455731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}