{"id":455705,"date":"2021-08-25T08:39:45","date_gmt":"2021-08-25T08:39:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455705"},"modified":"2021-08-25T08:39:45","modified_gmt":"2021-08-25T08:39:45","slug":"baarlamaanka-carabta-oo-ugu-baaqay-aljeeriya-iyo-marooko-inay-mudnaan-siiyaan-xiriirka-walaaltinimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-ugu-baaqay-aljeeriya-iyo-marooko-inay-mudnaan-siiyaan-xiriirka-walaaltinimo\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Carabta oo ugu baaqay Aljeeriya iyo Marooko inay mudnaan siiyaan xiriirka walaaltinimo"},"content":{"rendered":"<p>CAIRO-(SONNA)-Baarlamaanka Carabta ayaa sheegay inuu si hoose ula socdo isbeddelka ku \u00a0yimid xiriirka diblomaaasiyaadeed ee dowaladaha Aljeeriya iyo Marooko, kadib markii Aljeeriya ku dhaawaqday inay cilaaqaadka u jartay dowladdda Marooko.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Baarlamaanka Carabta ayaa loogu baaqay labada dowladood inay mudnaanta koowaad siiyaan xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya labada shacab ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Baarlamaanka ayaa sidoo kale ugu baaqay Aljeeriya iyo Marooko inay khilaaf kasta oo jira ku dhameeaan miiska wada hadalka sida ugu dhaqsiyaha badan .<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay Baarlamaanka Carabta ayaa \u00a0lagu soo gabagabeeyay in laga sugaayo madaxda labada dowladood inay adeegsaaadan xikmad si ay uga gudbaan dhibaatada taagan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>CAIRO-(SONNA)-Baarlamaanka Carabta ayaa sheegay inuu si hoose ula socdo isbeddelka ku \u00a0yimid xiriirka diblomaaasiyaadeed ee dowaladaha Aljeeriya iyo Marooko, kadib markii Aljeeriya ku dhaawaqday inay cilaaqaadka u jartay dowladdda Marooko. Qoraal kasoo baxay Baarlamaanka Carabta ayaa loogu baaqay labada dowladood inay mudnaanta koowaad siiyaan xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya labada shacab ee walaalaha ah. Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":455706,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455705","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455705","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455705"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455707,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455705\/revisions\/455707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455706"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}