{"id":455462,"date":"2021-08-22T15:29:11","date_gmt":"2021-08-22T15:29:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455462"},"modified":"2021-08-22T15:29:11","modified_gmt":"2021-08-22T15:29:11","slug":"wasaaradda-beeraha-xfs-oo-tababar-qaab-beerashada-adkeysiga-u-leh-abaaraha-u-furtay-qaar-kamida-shaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-beeraha-xfs-oo-tababar-qaab-beerashada-adkeysiga-u-leh-abaaraha-u-furtay-qaar-kamida-shaqaalaha\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Beeraha XFS oo tababar qaab-beerashada adkeysiga u leh Abaaraha u furtay qaar kamida shaqaalaha"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<p class=\"td-post-title\">Muqdisho(SONNA)wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan qaab-beerashada adkeysiga u leh Abaaraha u furtay qaar kamida shaqaalaha Wasaaraddaha Beeraha ee heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed.<\/p>\n<p>Qaab-beerista adkeysiga u leh abaaraha , cudrurada iyo aafooyinka, sida ugu wanaagsan ee looga faa\u2019iideysan karo Waraabka iyo la tacaalida dhibaatooyinka ka dhasha isbadalka cimilada ayaa Xooga lagu saari doona mudada shanta cisho ah ee uu socon doono tababrkan oo loogu talo galay inay ka faa\u2019iideystaan shaqaalaha wasaaradaha Beeraha ee heer Federaal iyo heer maamul goboleed.<\/p>\n<p>Tababarka oo ay casharadiisa bixinayaan qubaro ka socota Jaamacada Umadda Soomaaliyeed ayaa waxaa fulintiisa iska kaashanaya wasaaradda Beeraha iyo hey\u2019adda Save the children,Waxaana maalgelinaya Bangiga horumarinta Africa oo soo marsiiyay urur Goboleedka IGAD.<\/p>\n<p>Dr Cabdi Daahir \u2013 madaxa mashruuca Qaab-beerista adkeysiga u leh abaaraha iyo madaxa mashaariicda\u00a0 Save The Children- ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya Cali Cabdi Wehliye ayaa ka hadlay muhiimada tababarkan.<\/p>\n<p>Agaasimaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Nuur Yuusuf \u00a0Nuur oo tababarka furay ayaa xusay in barnaamijkan\u00a0 ay ugu talogaleyn in ay sare ugu qaadaan aqoonta Shaqaalaha Wasaaradaha Beeraha ee heer Federaal iyo heer maamul goboleed, si looga dhabeeyo hadafka ah inuu dalku gaaro isku filnaansho dhanka cuntada ah oo dhameystiran.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-455465 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/6E5A1219-178A-4676-BB92-D27291BC385A.jpeg\" alt=\"\" width=\"428\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/6E5A1219-178A-4676-BB92-D27291BC385A.jpeg 428w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/6E5A1219-178A-4676-BB92-D27291BC385A-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 428px) 100vw, 428px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-455466 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/21FDE124-956D-47A9-BA7F-12861F062763.jpeg\" alt=\"\" width=\"428\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/21FDE124-956D-47A9-BA7F-12861F062763.jpeg 428w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/21FDE124-956D-47A9-BA7F-12861F062763-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 428px) 100vw, 428px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-455467 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/B6807610-D412-417E-B23D-EB2853E57791.jpeg\" alt=\"\" width=\"428\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/B6807610-D412-417E-B23D-EB2853E57791.jpeg 428w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/B6807610-D412-417E-B23D-EB2853E57791-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 428px) 100vw, 428px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-455469 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/E0A6F388-D6E3-493A-9E11-38DBBA4CECFE.jpeg\" alt=\"\" width=\"428\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/E0A6F388-D6E3-493A-9E11-38DBBA4CECFE.jpeg 428w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/E0A6F388-D6E3-493A-9E11-38DBBA4CECFE-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 428px) 100vw, 428px\" \/><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan qaab-beerashada adkeysiga u leh Abaaraha u furtay qaar kamida shaqaalaha Wasaaraddaha Beeraha ee heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed. Qaab-beerista adkeysiga u leh abaaraha , cudrurada iyo aafooyinka, sida ugu wanaagsan ee looga faa\u2019iideysan karo Waraabka iyo la tacaalida dhibaatooyinka ka dhasha isbadalka cimilada ayaa Xooga lagu saari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":455464,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455462","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455462","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455462"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455462\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455470,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455462\/revisions\/455470"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455464"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455462"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455462"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455462"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}