{"id":455390,"date":"2021-08-22T06:50:33","date_gmt":"2021-08-22T06:50:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455390"},"modified":"2021-08-22T07:16:10","modified_gmt":"2021-08-22T07:16:10","slug":"dad-badan-oo-ku-dhaawacmay-weerar-israaiil-ay-ka-fuliyeen-qaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dad-badan-oo-ku-dhaawacmay-weerar-israaiil-ay-ka-fuliyeen-qaza\/","title":{"rendered":"Dad badan oo ku \u00a0waxyeeloobay weerar Israa&#8217;iil ay ka fuliyeen Qaza,"},"content":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday Gaza kadib isku dhacyo dhex maray ciidamada dalkasasi iyo dad reer falastiin ah oo dhigayey bannaanbax lagu xusayay gubitaankii Masjidka Al-Aqsa ee 52-sano ka hor.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in askarta Israa;iil ay dhaawacyo u geysteen tobaneeyo qof \u00a0oo uu ku jiro wiil 13-sano jir ah oo madaxa laga toogtay,halka laba kale la tilmaamay in ay aad u liidato xaalaooda caafimaad.<\/p>\n<p>Bayaan ay soo saareen milatariga Israa\u2019iil ayaa lagu sheegay in ay duqeeyeen afar goobood oo hubka lagu kaydiyo ,isla markaana ay leeyihiin kooxda Xamaas oo maamusha dhulka Falastiin ee go\u2019doonsan.<\/p>\n<p>Weerarka ciidamada Israa&#8217;iil ayaa yimid xilli dad badan oo dhalinyaro Falastiiniyiin ah ay isugu soo baxeen xayndaabka kala qeybiya Gaza iyo Israel.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday Gaza kadib isku dhacyo dhex maray ciidamada dalkasasi iyo dad reer falastiin ah oo dhigayey bannaanbax lagu xusayay gubitaankii Masjidka Al-Aqsa ee 52-sano ka hor. Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in askarta Israa;iil ay dhaawacyo u geysteen tobaneeyo qof \u00a0oo uu ku jiro wiil 13-sano jir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":455396,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455390","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455390","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455390"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455401,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455390\/revisions\/455401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}