{"id":455382,"date":"2021-08-21T16:02:57","date_gmt":"2021-08-21T16:02:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455382"},"modified":"2021-08-22T07:05:27","modified_gmt":"2021-08-22T07:05:27","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-guddi-baaritaan-u-saaray-dadkii-amisom-ay-ku-laysay-golweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-guddi-baaritaan-u-saaray-dadkii-amisom-ay-ku-laysay-golweyn\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi soo baarah dadkii Amisom ay ku laysay Golweyn."},"content":{"rendered":"<p><strong>MUQDISHO<\/strong> (<strong>SONNA<\/strong>)- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Soomaaliya ee Ugandha ayaa sheegay in baaritaan ay ku sameyn doonaan xasuuqii Amisom ay u geysatay dadkii shacabka ahaa ee ku sugnaa deegaanka Golweyn.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay waxa ku dhacay dadka ree Golweyn, isla markaana uu u tacsiyeynayo eheladii dadkaas ay ka baxeen, caddaaladdana lala tiigsan doono Askartii falkaas geysatay.<\/p>\n<p>Wasiirada Wasaaradaha Gaashaandhiga, Arimaha Gudaha, Amniga iyo Wasaaradda Caddaaladda ayaa loo xil saaray in ay baaritaan ku sameeyaan Kiiskaas si caddaalad loogu helo dhibanayaasha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO (SONNA)- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Soomaaliya ee Ugandha ayaa sheegay in baaritaan ay ku sameyn doonaan xasuuqii Amisom ay u geysatay dadkii shacabka ahaa ee ku sugnaa deegaanka Golweyn. Ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay waxa ku dhacay dadka ree Golweyn, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":438973,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455382","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455382"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455399,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455382\/revisions\/455399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438973"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}