{"id":455376,"date":"2021-08-21T13:31:52","date_gmt":"2021-08-21T13:31:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455376"},"modified":"2021-08-21T13:31:52","modified_gmt":"2021-08-21T13:31:52","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-guddoomiyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-ee-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-guddoomiyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-ee-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka."},"content":{"rendered":"<p align=\"left\"><strong>MUQDISHO <\/strong>(<strong>SONNA<\/strong>)- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka oo maanta ka furmay caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"left\">Shirka ayaa looga arrinsanayaa dhammeystirka dhaqan-gelinta heshiisyadii laga gaaray hannaanka doorashooyinka, diyaar garowga doorashooyinka Golaha Shacabka iyo xaqiijinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka.<\/p>\n<p align=\"left\">Furitaanka Shirka waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku boorriyay madaxda Dowlad Goboleeyada aan dhammeystirin Hannaanka Doorashooyinka Aqalka Sare in ay dardar galiyaan hirgalinta doorashooyinka Aqalka Sare, si looga baaqsado dib u dhac kale, loona fuliyo jadawalka doorashooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO (SONNA)- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka oo maanta ka furmay caasimadda Muqdisho. Shirka ayaa looga arrinsanayaa dhammeystirka dhaqan-gelinta heshiisyadii laga gaaray hannaanka doorashooyinka, diyaar garowga doorashooyinka Golaha Shacabka iyo xaqiijinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka. Furitaanka Shirka waxaa ka qeyb galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":455377,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455376","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455378,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455376\/revisions\/455378"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}