{"id":455252,"date":"2021-08-20T06:44:57","date_gmt":"2021-08-20T06:44:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=455252"},"modified":"2021-08-20T10:26:14","modified_gmt":"2021-08-20T10:26:14","slug":"kulan-looga-hadlay-dastuurka-soomaaliya-oo-muqdisho-lagu-soo-gabagabeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-looga-hadlay-dastuurka-soomaaliya-oo-muqdisho-lagu-soo-gabagabeeyay\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlay dastuurka Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay"},"content":{"rendered":"<p>Kulankaan oo loo qabtay qeynaha bulshada ,waxaa looga hadlay hubinta iyo taageerada ansixinta Dastuurka cusub ee joogtada ah ee Soomaaliya kaas oo muddo 3-cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa laga soo saaray , baaq ku aadan in la hubiyo,lana tixgeliyo aragtida dhallinyarada, haweenka, odayaasha iyo dadka naafada ah, marka la dhammaystiro dukumintiga .<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku rajo weynahay in marka ay dhammaadaan doorashooyinka qaranku, uu jiri doono hal madal qaran oo dib u eegis lagu sameeyo dhammaan falcelintii la helay.<\/p>\n<p>Waa in madaxdu isku timaado oo ay isku raacaan si geedi -socodka dib -u -eegista dastuurka loo dhammaystiro, \u201dayuu yiri Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee federaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankaan oo loo qabtay qeynaha bulshada ,waxaa looga hadlay hubinta iyo taageerada ansixinta Dastuurka cusub ee joogtada ah ee Soomaaliya kaas oo muddo 3-cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho. Kulankaasi waxaa laga soo saaray , baaq ku aadan in la hubiyo,lana tixgeliyo aragtida dhallinyarada, haweenka, odayaasha iyo dadka naafada ah, marka la dhammaystiro dukumintiga . [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":455253,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-455252","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455252"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":455256,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455252\/revisions\/455256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/455253"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}